Sign in to follow this  
shafici

when the evils join together

Recommended Posts

shafici   

this history is from arabia and it's enjoy with me . here u go

waxaa maalin maalmaha ka mid ah JINIYO isku yimid jiniyo. jiniyadaasoo xadraynaya ooh dhahaya YOOMAN YOOMAN YOOMAN kadib sadax macalin oo tuur leh ayaa joogay meel u dhow. midkamid ayaa u mid markaasuu uugu daray CABUUSAN markaasaydhaheen war yaa nausgu keenduway. maraaksaa midkamid ah yiri ninkaan INSIGA AH markaa saa tuurtii laga dhigay hada waxay maraayaan YOOMAN CABUUSAN macalinkii wuu tagay ragiisi kale ayuu u tagay markaa say dhaheen war yaa kaa dhigay tuurtii markaasuu tiri jiniyo halkaas ku xadreenaayo ayaan u tagay oo dhahaaya YOOMAN YOOMAN markaas ayaan uu gu daray CABUUSAN kadibna tuurtii ayay iga dhigeen. kii kale ayaa tagay markaasuu asna uu gu daray QAM markaasay dhaheen war hadana yaa isugu keendubariday markaasa mid kamid ah yiri nin kaan asna tuurtii baa laga qaaday. macalin kii sadaxaad ayaa tagay iyaga oo ku haaya YOOMAN CABUUSAN QAM markaasuu asna uugu daray DARIIRAN markaa say dhaheen war yaa naga jabshay xadrigaynii markaa saa mid kamid ah yiri ninkaan insigaa. kadibna waxaa layiri labadii tuurood haloosaaro iyo tuu watay intaas oo isku ah sadax tuurood. wuxuu katagay meesha asaguu jilbaha dhun kanaayo.

end

somalalidu waxay dhahdaa wax badso wax beel bay dhashaa.

taninina waa ayaada dhan oo QURAANKA KU JIRTA (yooman cabuusan qam dhariira}

 

FROM SHAFIC'S HISTORY.

WAXAAN U MALAYNAYAA IN AAD KA BOGA TEEN.

WASALAAMU CLAYKUM/W/W

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this