Sign in to follow this  
Fresh2Death

Warbixin Xasan Culusow oo is Cadeeyay!!

Recommended Posts

Warbixintaan waxaa la socda Waraaqo ay ku cadyihiin qorshaha ay dowladu Maamulo ugu sameyneyso Gobolad iyo sida goboladu isu racayaan, Waraquhu waa orginaal, waxaa kaloo warbixintaan ka mid ah shir shalay 19.03.2013 lka dhacay Rome Talyaaniga oo Madaxweynuhu u direy Rag ay kamid yihiin Cabdiraxmaan Ceynte iyo Nuur cade bal akhris ajandaha ay la shirtageen Raga Xasan soo direy, waxana shirka soo qabanqaabiyey UK iyo Talyaaniga(Afduub hor leh), sawirada shirka ka eeg qaybta hoose ee warbixintaan .hoos ka akhriso warbxinta…

 

 

 

 

Madaxweynaha Dowlada federaalka Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud oo in badan saxaafada ka shegey inuu ku dhaqmayo raacayana nidaamkii lagu doortey uuna ku dhaartay ayaa hada bilaabay inuu boorka kasoo jafo nidaamkii uu Alla ha u naxariistee Jeneraal Caydiid damacsanaa inuu dalka ku maamulo.

 

Sida xaqiiqda ah Madaxweyne xasan sheikh wuxuu ka tirsanaan jirey gudigii fulinta ee Ururkii USC ee uu hormuudka ka ahaa Jeneral Maxamed Farax Caydiid, Ajandayaashii ururkaas oo ahaa kuwii horseedey dhibka Soomaaliya maanta ku jirto ayuu Madaxweyne xasan Sheikh doonayaa inuu dalka ku maamulo.

 

Waxaa hada cad in Madaxweynuhu uu jeebka kala soo baxay qorshe cusub oo la doonayo in maamul loogu sameeyo Gobolada iyadoo lafeer marayo Nidaamkii lagu heshiiyey isagana lagu doortey, nidaamkaan cusub oo ay ugu magac dareen

 

National stabilization Plan Laying foundations for functional and effective local governance structure.

 

waxaa la xaqiijiyey in uusan Raysal Wasaaraha iyo Golihiisa wasiirada qaarkood aysanba la socon goorta la sameeyey, waxaase Nidaamkaan lasoo diyaariyey intaan la magacaabin Raysal Wasaarah, wuxuuna ahaa nidaam la doonayayay in looga taqaluso Nidaamka lagu heshiiyey ee Federaalka, waa sida aan xog hoose ku helney .

 

Nidaamkaan oo ah kii uu dajiyey alla ha unaxariistee Generaal Caydiid waxaa laga badalay waxyaabo yaryar, sida qaybaha ka hadlaya Federaalka oo ay kusoo dareen hada.

 

Qorshaha Xasan shiikh miiska u saaran markaad akhriso waxaad dareemeysaa in Ajandaha Dowlada uu yahay waxyaabihii laga dhaxley USA iyo ajandaay ay qoreen ****** Action Gruope, waayo nidaamkaan ma ahan xitaa mid siyaasadeysan oo Soomaali laga gadi karo bal nala eeg hoos.

 

Magaalada Gaalkacyo ee Caasimada Gobolka Mudug 20% ayay Galmudug maamushaa, hadana Xasan Sheikh wuxuu u qoondeeyey gobolka Mudug in la hoos geeyo Galmudg, Puntland wax la yiraahdana maba aamin sana.

 

Gobolka Gedo waxaa la raaciyey oo laga xukumayaa Baydhabo, Shabeelaha hoose waxaa la hoos geeyey Jowhar.

 

Category Regions Status Suggestions

 

A. Mudug - Under Galmudug State government The Somali Federal Institutions will collaborate and consult with Galmudg Administration, MPs & other local stakeholders the way forward for establishing interim and permanent administrations.-Government to ratify by confirming appointments proposed by the local stakeholders.-government support agencies in law, order, and providing social services.

 

B. Galgadud - Ahlu Sunna Waljameca administration controls most districts- Adado district under Ximiin iyo Xeeb administration

 

- One or two districts still to be liberated

 

- Seeking for govt support in setting up of a regional administration

 

The Somali Federal Institutions will collaborate and consult with existing Administrations, MPs & other local stakeholders the way forward for establishing interim and permanent administrations.-Government to ratify by confirming appointments proposed by the traditional leaders and other stakeholders.

 

C. Hiraan, Middle Shabelle & Lower Shabelle - Partly liberated.- Govt appointed Interim Governor & DCs in place

 

- Incomplete administration

 

-As soon the remaining districts are liberated in consultation with the existing interim administrations & MPs and other stakeholders for establishing the interim and permanent administrations.-government support agencies in law, order, and providing social services.

D. Bay, Bakool & Gedo - Partly liberated- Under incomplete and long time interim regional / district councils.

 

- Regional Governor in Bay Region is already ratified by the Government after proposal from the stakeholders such as the elders and MPs.

 

-Government to ratify by confirming appointments proposed by the local stakeholders.-As soon as the remaining areas are liberated, the govt in consultation with the area administration, MPs & communities facilitate & support in filling the vacant council members positions.-government support agencies in law, order,

 

Qorshahaan waxay Dowladu damacsantahay iney u gudbiso Ururka IGAD oo beesha caalamku u xilsaareen iney kala shaqeeyaan Soomaaliya hirgalinta Nidaamka lagu heshiiyey ee Federaalka.

 

dhinaca kale Mayara Dadaalka ay Xasan Culusow iyo kooxda ka dambeysaa ay ku doonayaan inay ku tuuraan Nidaamka federaalka, shir shalay ka dhacay Magaalada Rome ee Dalka Talyaaniga oo loogu gogol xaarayay shirka London ayna soo abaabuleen Talyaaniga iyo Ingiriiska wuxuu Madaxweyne Xasan Shiikh u direy Danjire Nuur Xasan Xuseen Nuur Cade, Agaasimaha machadka daraasaadka ee Heritage Cabdiraxmaan Ceynte iyo Ali Abuukar Xaayoow.

 

Cabdiraxmaan Ceynte wuxuu ku caanbaxay nacaybka Federaalka wuxuuna dhowr jeer waxka qorey sida cad ee uu ku diidan yahay nidaamkaas, shirka shalay ka dhacay Talyaaniga wuxuu Madaxweynuhu u xilsaarey Cabdiraxmaan Caynte inuu sharaxo nidaamka Federaalka.

 

Waraysi uu siiyey VOA laanta afsoomaaliga wuxuu Caynte hoosta ka xariiqay inuu shirka ka sheegey inaan xiligaan loo baahneyn nidaamka Federaalka dadkana qalad la fahansiiyey.

 

Source: http://jubbalanddf.net/index.php?option=com_content&view=article&id=1149:warbixin-xasan-culusow-oo-is-cadeeyay&catid=1:latest-news&Itemid=50

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this