Sign in to follow this  
oba hiloowlow

WAR DEGDEG AH -dagaal ka qarxay Gobolka barri ilaa haddana soconaya.

Recommended Posts

Rasaas goos goos ah ayaa waxaa ay ka socota Magaalada Xeebta ah ee Bosaaso, Iyadoo Xsida aan soo xiganeeyno Mucaaradku qabsadeen Garoonka Diyaaradaha Ilaa Agagaarka Gaaca.

 

Gen. Cabdullaahi Siciid Samatar & xeer iaaliye Hore Axmed Taaran ayaa la sheegay inay Hoggaaminayan Kooxdan Mucaaradka ah.

 

Magaalada Boosaaso waa meel muhiim ay u arkaan kooxdaan mucaaradku Waana isha dhaqaalaha ee Maamul Goboleedka Puntland, Dad badan ayaana walaac ka muujinaya abaabulada & Cooladan Ugubka ah

 

Sidoo kale xiisada ayaa ku soo beegmeysa iyadoo Ra'iisal Wasaaraha Soomaaliya u booqasho ku imaanayo degaanka.

 

wixii war ah ee ka soo kordha kala soco Shaaciyenews.

 

 

??? :eek:

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this