Sign in to follow this  
Fiqikhayre

President Farole receives delegation from the European Union in Garowe

Recommended Posts

Dr.Farole oo wafdi EU ka socdey qaabiley

 

13 Feb 13, 2013

 

GAROWE ONLINE

 

Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr,Cabdiraxman Maxamed Farole ayaa maanta 13 February,2013 ku qaabiley Xafiiskiisa Madaxtoyada Garowe wafdi ka socdey Midowga Yurub.

 

Wasiiro iyo Saraakiisha Madaxtoyada ayaa ka qaybgalay kulankan looga wada hadlay mashaariicda Horumarineed ee Midowga Yurub ka wadaan Puntland iyo sidii loo dardargelin lahaa.

 

Dr.Farole ayaa ka mahadceliyey booqashada xubnahan ,waxana uu sheegey in EU uu saaxiib dhow lahaa Somalia tan iyo burburkii Dowladii dhexe 1991.

 

Midowga Yurub ayaa dhamaadkii 2012 sheegey in 158 Milyan oo Doolar ugu deeqeen Somalia kuwaasi oo ku baxaya horumarinta Deegaanka ,Amaanka iyo Adeegyada Bulshada.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this