Sign in to follow this  
Aaliyyah

Muqdisho: oo laga baadi goobayo askar aan qaadka cunin Sababta

Recommended Posts

Aaliyyah   

Boocame Online- Madaxweynaha Soomaaliya, Xassan Sheekh Maxamuud, ayaa waxa uu shaaciyay in ciidamada gaar ah oo loo sameynayo Muqdisho si amaanka ay qeyb uga noqdan lagu soo xuli doono balwad la’aantooda.

 

“Ciidama gaar ah ayaa loo sameynaa Muqdisho. Ciidamadaasi waxaan kusoo xulan doonaa sida ay u yihiin rag ka dhowrsan muqaadarad iyo waxyaabaha lahal maala. Manoqonayaan kuwa leeska qoro maadaama loo xilsaarayayo amaanka gobalka halbowlaha u ah Soomaaliya”, Sidaa madaxweynaha jamhuuriyada Soomaaliya ayaa ku waramay.

 

Horaya ayaa golaha wasiirada Soomaaliya waxa ay u shaaciyeen in ciidamo gaar ah oo suga amaanka caasimada Soomaaliya oo aan hoos tegin wasaarada Gaashaandhiga ladhisi doono.

 

Hadalaka madaxweynaha ee ah in ciidamadaasi ay noqon doodaan kuwa aan qaadka cunin ayaan la’ogeyn sida uu ku dhaqan gelayo maadaama inta badan Soomaalidu gaar ahaan ciidamadu ay yihiin dad si aad ah u cuna qaadka

Share this post


Link to post
Share on other sites

Oodweyne;916409 wrote:
Aah I see someone is looking for a
"miracle"
in here. After all, looking for a run-of-the-mill and hand-me-down neighborhood-looting
"M0oryaan"
, to which to make a soldier out of him, if he does that touch this green stuff in which Somalis are obsessed with, will be a miracle to behold, I say..
:D

 

In other words, good luck with this president of theirs, for he shall need it.

ina adeero with due respect ka bax threadka

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this