Sign in to follow this  
Aaliyyah

Booqashada Madaxwayne Xasan Shiikh Qaahira +Dhageyso

Recommended Posts

Aaliyyah   

boocame Online- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa Xalay ka soo degay gegida dayuuradaha ee Qaahira si ay uga qeyb-galaan shirka Ururka Islaamka (OIC) kasoo ay kasoo qeyb galayaan 59 dowladdood.

 

R/Wasaare ku xigeenka ahna Wasiirka Arimahha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Marwo Fawziyo Yusuf Aadan,Wasiirul Dowlaha Madaxtooyadda Mudane Faarax Sh. Cabdul-Qaadir, Wasiirul Dowlaha Wasaaradda Arimaha Dibadda Mudane Dr. Maxamed Nuur Gacal, La taliyaha Madaxeynaha ee xagga Amniga Qaranka Mudane C/Raxman Sh. Ciise iyo Agaasimaha Guud ee Madaxtooyadda Kamal Dahir. Xassan Guutaale ayaa Madaxweynaha kala qeyb galayo Shirka OIC .

 

Shirkaan ayaa waxaa xoogga lagu saari doonaa dhibaatooyinka ka taagan dalalka Islaamka. Waxaana si gooni ah looga hadli doonaa dhibaatooyinka ka taagan dalalka Soomaaliya, Mali, Sudan iyo Suuriya.

 

Madaxweyne Xassan Sh. Maxamuud ayaa waxaa ka go’an sidii dalka Soomaaliya xiriir wanaagsan ula yeelan lahaa dalalka caalamka.

 

Sida aad la socotaan Madaxweynaha ayaa horay ula kulmay Madaxda dalal kala duwan si loo soo celiyo heshiisyadii ay Soomaaliya la laheyd dalalkaas.

 

http://www.boocameonline.com/index.php/2013/02/06/maxaad-kala-socotaa-booqashada-madaxwayne-xasan-qaahira/

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this