Sign in to follow this  
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Ii Camir!!

Recommended Posts

Salaan...

 

Kii maqley sheekadaan biis waaye, kii kalena kursi jiif soo qaado hadii ganbar weesay. smile.gif

________________

 

Gabar la dhaho Shuun iyo cideeda aa Waqooyi Galbeed kasoo guureen oo xaafada Waaberi ee Xamar ay usoo gureen. Gabadhaan oo maskiin iska eh sitimaankii ugu horeysay magaceed aaba sheeko Awkoombe laga dhigtey. Iyada too kale waaye maba fahmin bo. Sidii loogu haayi, 'Abaay shuun kaaley shuunkaa macanaa.' Maskiin dheh yaa kuu fahmaayo hee. Sitimaankaas cusub iyadoo lagu jiro oo wali alaabtood fur furan ay dariska maalin ka doonatey xaaqin ama iskooba iyo shanlo. Ay Iisho aa daris la ahayd oo gurigeeda ay ku hormartey. Markii soo gishay aa Ay Iisho ku dhahdey, "Igaarteey Shuun soo gal minankaa minankaa waaye." Shuun salaantaas maba qaadin oo waxee rabtey ay biloowdey, "Dee mafiiqad {iskoobo ama xaaqin} iyo feedha {shanlo} baa doonayi."

 

Ay Iisho hakuu wareerto hee. Ay Iisho aa soo tuurtey, "Ar igaartey, Dagaal ana Allaheey ka Alla. Hana fiiqin, hana i feerin, adi lee shuun markii hore isu bixiyey ee anaga Allaheey ka Allah oo anaga ma aheen." Ay Iisho way sii wadey wacdigeed, "Igaarteey hadii rabtid dagaal maku jirno walax kale oo qayr eh noo sheeg hee."

 

Gabadhii yaab. Ereyga dagaal lee fahantey. Iyada in dagaal laga wado waxee u maleysaa bo in shanladii iyo iskoobihii dagaal in lagu kala qaatey. smile.gif

 

Ar sidii aa lagu kala tagey iyadaa la isku maqan yahey.

________________

 

Macsalaama!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hibo   

lol Very funny, and its not Camiraad as you requested. I also liked the rer hamar barber and the rer waqoyi customer (madaxa ii feedh) cwm2.gif Not sure if the author was you as well.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Baydan   

fiq fiq fiq looooooooool allaaa beerkaa

cant laugh no more lol I adore xamari and qaldiin wiif jokes walahi lol

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this