Sign in to follow this  
Fiqikhayre

Midnimo Political Association announced in Bosaso

Recommended Posts

Somalia: Fifth Puntland political association formed in Bossaso

 

11 Dec 11, 2012 - 2:23:43 PM

 

BOSSASO, Somalia Dec 11 2012 (Garowe Online) – Puntland’s fifth political association has been announced in Bossaso the commercial capital of Puntland on Tuesday, Garowe Online reports.

 

Midnimo political association was announced in a big event on Tuesday in Bossaso, which had been attended by traditional elders, women groups and civil society.

 

Midnimo–which means unity in Somali- acting Chairman Dr. Sadiq Eenow gave a statement to press at the event asking for Puntlanders to take part in the democratic process.

 

“We should be working to build on the democratic system that our brothers and sisters have created,” said Dr. Eenow.

 

This is the fifth political association in Puntland as it gears up for political party elections in 2013.

 

GAROWE ONLINE

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ururka Midnimo oo lagu dhawaaqey

 

11 Dec 11, 2012 - 5:02:24 AM

 

GAROWE ONLINE

 

Magaalada Bossaso xarunta ganacsiga Puntland ayaa maanta 11 December ,2012 waxa looga dhawaaqey Urur cusub oo ku soo biirey saaxada siyaasada Puntland kaasi oo lagu magacaabo Midnimo.

 

Masuuliyiin ,waxgarad ,aqoonyahano ,siyaasiyiin ,Culimo ,qurba-joog ,dhalinyaro iyo marti sharaf kale ayaa ka soo qaybgalay xaflada furitaanka oo ka dhacdey Hotel Jubba.

 

Ururka ayaa Guddoomiye KMG ah waxa ka ah Dr.Saadiq Eenow oo ah Dhakhtar ,taariikhyahan iyo qoraa Soomaaliyeed ,waxana uu ka jeediyey madasha khubbad uu kaga hadlay Uurkan ,ujeedooyinka loo asaasey iyo weliba inuu yahay mid ka ka duulaya mabaadii’da iyo qiyamka umadda,isla markaana ku shaqaynaya nidaamka Dastuuriga ah ee Puntland.

 

Qorshe Hawleedka u degsan Ururka Midnimo sidoo kale ka hadlay Dr.Eenow iyo weliba mudada halka sanno ee u dhiman Xukuumadda Dr.Farole.

 

‘’Wax hub ah inaan wax lagu xalin ayaan ku baaqeynaa ,nidaamkan dad wada dhashey ayaa dhistey ,ninkii qori maanta qaata oo wiil nooga dila waxaan la tiigsaneynaa maxkamad meel kasta uu dunida ka tago’’.ayuu yiri Gudoomiyuhu.

 

Qaybaha kala duwan ee dadkii ka soo qaybgalay xafladan ayaa hadalo ka soo jeediyey madasha oo dhaman soo dhooweyey ururkan cusub ee ku soo biirey saaxada siyaasadeed ee Puntland.

 

Dadweynaha reer Puntland iyo siyaasiyiintooda ayaa noqdey kuwo u bisil nidaamka Xisbiyada badan oo looga gudbayo habkii wax ku qaybsiga qabiilka.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this