Sign in to follow this  
Somalia

PIA/PSF Enter Galgala Mountains (Pictures)

Recommended Posts

Somalia   

http://puntlandi.com/ciidamada-puntland-oo-gacanta-ku-dhigey-saldhigii-ugu-waynaa-al-shabaab-ee-buuraha-galgala/

 

Posted by Pi on December 10th, 2012

 

Ciidamada Puntland oo kaashana kooxda sida gaarka ah u tababaran ee Argagixiso la dagaalanka iyo waliba Sirdoonka Puntland ayaa habaynimadii jamcada weerar gaadmo ah ku qaadey Fariisinkii ugu waynaa ee aykasoo duuli jireen Al-shabaab Buuralayda Galgala.

 

Weerarka oo ahaa mid Qorshaysan ayaa ciidanku si lug ah oo sharqan yar ay ku hareereeyeen Fariisinka Al-shabaab ku lahaayeen Buuraha.

 

Goobaha ay Ciidamadu la waregeen ayaa u dhowaa Ceel Dibir iyo Dudun, waxayna gacanta kusoo dhigeen Qalab iyo waxyaabaha Qarxa, waxay kaloo Ciidamdi dileen Rag shabaab ah iyagoo gacantana kusoo dhigey qaar kale.

 

Howlgalkaan Ay Ciidanku qaadeen xili habeynimo ah ayaa kusoo idlaadey Guul iyo sidii loogu tala galay, Warar ay Puntlandi heleen ayaa sheegaya in Sirdoonka Puntland uu qayb wayn ka qaatey Howlgalka.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

These are Puntland National Armed Forces' Special Forces Division working side by side with the National Intelligence Agency (Hay'ada Sirdoonka Buntlaand). PIA/PSF are trained by US Special Forces to tackle Islamist moɔryaans and keep the blessed region stable to explore abundant amounts of oil and gas and allow prosperity for its people.

 

They are stationed in many areas, here they are in Goldogob, Mudug. Wow, God bless Buntlaand Armed Forces for they verily are at the top of their game. :eek:

 

247.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Coofle   

Waar Wadanka Sanadkan Barwaaqo ayaa ka dilaacdaye.... I should revise my imagination of puntland as a desert infested place

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this