oba hiloowlow Posted December 5, 2012 Wasiirka amniga Dawladda Puntland Khaliif Ciise Mudan ayaa shaaca ka qaaday in Ciidamadda Puntland ee ku sugan Buuraleyda Galgala ee gobolka Bari iska Caabiyeen Weerar ay Kusoo qaadeen Kooxda Al-Shabaab ee ku sugan deegaanka. Wasiirka Amniga Khaliif Ciise Mudan oo Saxaafadda kula hadlay Taliska Qeybta gobolka Bari ayaa sheegay in Weerarka lagu soo qaaday Ciidanka ku sugan deegaanka Galgala ay iska caabiyeen. Waxa uu sheegay Wasiirku in hawlgalka Ciidanka Dawladda laga gaaray guul weyn isla markaana kooxda weerarka soo qaaday laga laayey rag badan iyagoona laga dhaawacay tiro intaas ka badan. Wasiirka amniga Dawladda Puntland Khaliif Ciise Mudan …”"Ciidamada Jiida hore jooga baa xalay habeen barkii waxaa soo weeraray cawgii,ciidamadu wey diyaarsanaayeen markiiba waa laga horagay muddo yar buu hawlgaku socday,waxaa guulo waa weyn ay ka gaareen ciidamadii dawladu….”“ayuu yiri. Khasaaraha Kooxda Al-Shabaab. Wasiirka amniga Puntland Khaliif Ciise Mudan ayaa shaaciyey in kooxda Al- Shabaab ee weerarka kusoo qaaday Ciidamadda ka dileen 7-qof isla markaana ay ka dhaawaceen tiro badan,wuxuuna xusay in 4-kamid ah la keenay Isbitaalka magaaladda Boosaaso iyagoo mayd ah halka 3-kalena ku aaseen goobta Weerarka ka dhacay. …”"”Meeshas waxay ku dileen 7-nin oo Cawoga ah,dhaawac farabadana wey gaartay runtii wey carareen,waa laga dabatagay waxba waa la gaari waayey,dhaawac badan iyo dhiig badana meelihii waa lagu arkay 7-da maydka ahaana 4-kamid ah waan soo qaadnay iyagana hadaa la aasayaa 3-dii kalena Xagaasaa lagu aasay baa la yari lama qaadan karin…”"ayuu yiri Khaliif. Khasaaraha Gaaray Puntland. Dhanka Ciidamadda Daraawiishta Puntland ayuu ku sheegay in ay tahay 10-Askari kuwaas oo Gaarigii ay wateen Miino kula qaraxday deegaanka Laag meel aan ka fogayn,kuwaas oo u ku sheegay iney yihiin Mujaahidiin ka geeriyooday Puntland. Waxa uu tibaaxay in Xaaladda deegaanka hadda ay tahay mid degan ayna kuna daba jiraan firxadka kooxda Al-Shabaab ee Buuraleyga Galgala ee weerarka soo qaaday,intaasna wuxuu ku daray iney Puntland ka tirtiri doonaan sida dhakhsiyaha badan. ….”"”"Waxaa iyana dhacday Ciidan u gurmanaayey hawlgalka ayaa meel dhexe miino kaga heshay,miinadii waa ku qaraxday Baabuurkii waa gubtay Ragii saarnaana,waxaa dhintay 10-qof AUN Mujaahidiin bey ahaayeen,xaaladuna hadda aad bey u fiicantahay gacantaana lagu hayaa….”“ayuu yiri. Qoysaska iyo Asxaabta ay ka geeriyoodeen Ciidamadda Daraawiishta ee Puntland ayuu uga tacsiyeeyey,wuxuuna EEBE uga baryey in Janada fardowsa ka waraabiyo. Kooxda Al-Shabaab ee weerarka soo qaaday fariisimana ku leh deegaanka Galgala kama aysan hadlin,waxaana marar badan Puntland ay sheegtay in Al-Shabaab u soo baxsadeen Puntland ka dib markii meelo badan oo koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya looga awood roonaaday. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted December 6, 2012 Waxa uu sheegay Wasiirku in hawlgalka Ciidanka Dawladda laga gaaray guul weyn isla markaana kooxda weerarka soo qaaday l aga laayey rag badan iyagoona l aga dhaawacay tiro intaas ka badan . naga dhaaf yaaqey!, war maashee waxaas!. Thread-ka runta ah ee XX maa ka maseertay?. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Daqane Posted December 6, 2012 I thought it was 31 puntland security forces that were massacred Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted December 6, 2012 This is not south Somalia, they kill 7, 10 or more are returned. The only place 31 can be killed without impunity is anywhere south of Mudug. Meanwhile, al-Shabaab confirmed that its forces had carried out the attack on the military base as well as the roadside bombing, and claimed that at least 29 Puntland soldiers were killed in the ensuing gun-battle. 29 kulahaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Daqane Posted December 6, 2012 Hahaha somalia is that so okay we await confirmation Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted December 6, 2012 :D What's there to confirm, we lost 12 good men serving their state, it hurts, yes, it hurts, but more will be returned and you will yell "THEY ARE FIGHTING FOR MINERALS"... We all know how this game is played. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted December 6, 2012 Maaddeey;896511 wrote: naga dhaaf yaaqey!, war maashee waxaas!. Thread-ka runta ah ee XX maa ka maseertay?. Haven't seen his thread actually. Anyways your days are counted my man repent while you can. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted December 6, 2012 Somalia;896557 wrote: :D What's there to confirm, we lost 12 good men serving their state, it hurts, yes, it hurts, but more will be returned and you will yell "THEY ARE FIGHTING FOR MINERALS"... We all know how this game is played. we support PL in this my man i hope you guys destroy these terrorists. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted December 6, 2012 The Garowe clan enclave got their @ss whooped. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted December 6, 2012 Xaaji the great Amiir xaafidullah is doing a great job in puntland yaah? Xaaji what goes around comes around. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted December 6, 2012 The Amiir moved his operations to Kenya and the Bosaaso Mountains. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted December 6, 2012 so what is gonna stop him to start a base in your regions? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted December 6, 2012 Nothing the choice is his but he prefers Bosaaso for some reason. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted December 6, 2012 they are coming for you too sxb and it aint gonna be sweet. Quote Share this post Link to post Share on other sites