Sign in to follow this  
Waranle_Warrior

Alshabaab lose more ground and the Jubba forces march north

Recommended Posts

Kn: Ciidamada Kenya, kuwa xoogga dalka (SNA) iyo kuwa Raaskaanbooni ayaa la wareegey gacan ku heysta tuulada Buulo Guduud oo ay gacanta ku hayeen xarakada Alshabaab.

 

Tani waa hawlgalkii ugu horeeyey oo deegaano cusub lagula wareego tan iyo intii bishii hore ay la wareegey magaalada Kismaayo.

 

Meeshani waxa ay Kismaayo u jirtaa illaa 28KM, waxayna qeyb ka tahay dadaal magaalada Kismaayo looga fogeeynayo xoogaga Alshabaab, halkaasi oo lagu wado in dhawaan lagu qabto shirweyne lagu dhisayo maamul goboleed.

 

KismaayoNews.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this