Sign in to follow this  
Fiqikhayre

President Faroole meets with the EU's Democratization Steering Committee

Recommended Posts

Dr.Farole oo la kulmey wafdiga EU-da

7 Nov 7, 2012 - 1:10:49 AM

 

GAROWE ONLINE

 

Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiraxman Maxamed Maxamuud Farole ayaa Garowe kula kulmey wafdi ka socdey guddiga dimoqraadiyada u qaabilsan Midowga Yurub ''Democratization Steering Committee’'.

 

Afar xubnood ayay ahaayen wafdigan ka socdey Yurub oo kala ah Marie Pedersten Haug DANIDA ,Ulf Terlinden EC ,Mervyn Patterson DFID iyo Soeren Skou Rasmussen.waxana dhinaca Puntland ka qaybgalay Madaxweyne ku xigeenka Gen.Cabdisamad Cali Shire iyo xubno ka socdey wasiirada Puntland.

 

Geedi socodka Dimoqraadiyada Puntland ayaa si weyn looga hadlay kulanka iyagoona midowga Yurub ku celiyeen balanqaadkoodi ahaa inay ka soo baxayaan bixin dhaqalaaha ku baxaya hawshaas inta kaga aadan.

 

Nidaamka Axsaabta badan iyo in dalka doorashooyin u gubdo ayay madaxda Puntland u sheegen Midowga Yurub inay ka go'antahay dhankooda sidoo kalena waxa la isla soo qaadey qodobo kale oo la xariira hawshan.

 

Wafdigan ayaa sidoo kale booqdey xarunta Cilmi Baarista Puntland ee PDRC halkaasi oo loogu soo bandhigey documentiyo iyo muuqaalo sharaxaya geedi socodka Dimoqraadiyada Puntland iyo hanaanka siyaasadeed ee loo gudbey.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this