Sign in to follow this  
Waranle_Warrior

Somali Prime Minister: We support the locals to create Jubbaland Administration

Recommended Posts

Raysalwasaare Saacid Oo Sheegay In Dadka Kismayo Ay Ku Taageerayaan In Maamul Loo Sameeyo HalkaasNOVEMBER 14, 2012 0 COMMENTS

 

Raysalwasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon ayaa markii la ansixiyey xukuumadiisa iyo barnaamijkiisa shaqo waxa uu waraysi siiyey Laanta afsoomaaliga ee BBC, Raysalwasaaraha ayaa ka hadley arrimo badan oo ay ka mid thaya, sababta uu ku doortey rirada yar ee wasiirada ah, Waxa uu ka lee yahay dadka aaminsan in gabadha uu u magacaabey wasiirka arimaha dibadda Fawsiya Yusuf Xaji Adam ay ka shaqeyneysey dhawaan kala goynta Soomaaliya iyada oo xisbi laga diidey ka furatey magaalada Hargeysa

 

Sidoo kale raysalwasaaraha ayaa ka hadley waxyaabaha ugu muhimsan ee maamulkiisu qabanayo mudada u horeysa taas oo u kusheegay in dhulka gacanta shabaab ku harsan laga soo celiyo, maamul loo sameeyo meelaha la xoreeyey, laguna taageero in dadku maamul samaystaan anaguna waan ku saacideynaa ayuu yiri, waraysiga oo uu qaadey Farxaan Jimcaale hoos ka dhegayso:

 

 

Horseed Media

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this