Sign in to follow this  
SayidSomal

Response to sooyaal: From the grave

Recommended Posts

^^Waxaan kuu maleeyay nin maansada maali jiray - balse waad is kashiftay - waxaa lagu qaatay in aad iska aamusnaato :D

 

here is quick couple famous dubayaashi tixxeed ee lala dhacay nin kaad sheegaysid:

 

- Rabboo ku caynshiyo anoo ku cafa mooyaane

- Walee caafimaad uma fadhidid, Caliyoow Buuhoodle

- Oo caadhkii weynaa gabdhihii, ku catiraynmaysid

:D

&

- Ninka yidhi wax baan gani anoo, Gol iyo Cayn jooga

- Ee yidhi badii Garacad baan, gudub u weydaarin

- Godka lagu cadaabyow muxuu, go'uhu been sheegay

:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

- Haddii madal la waco uunku, waa nin iyo maankiiye

- Nin waliba waxaan madarta qaban, meel is kala taagye

- Mid baa ma aha odhan oo runtaa, mowdku ka adeegi!

 

or in the other words:

 

 

- Mustaqiimnimaa loo hadlaa, muranku waa ceebe

- Nin waliba maroor iyo qasiyo, muran haduu keeno

- Goortii markhaatigu dhacaa, mowdku ka adeegi

 

and with that i bid you farewell (wejigaada halkaan ha keenin manta kadib)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this