Sign in to follow this  
Fiqikhayre

Puntlandi reveals unofficial reports of the government troops reaching Kismayo Airport

Recommended Posts

War Deg Deg Ah—- Warar aan rasmi ahayn ayaa sheegaya in Garoonka Diyaaradaha Kismaayo ay Ciidanku qabsadeen

 

Warar aan rasmi ahayn balse ay Puntlandi heleen ayaa sheegaya in ay Ciidamada huwantu la wareegeen Garoonka Diyaaradaha Magalada Kismayo.

 

Dhinaca Dowlada Fedaralka Soomaaliya oo aan la xiiriirney way ka gaabsadeen iney jawaabo ka bixiyaan warkaan, Dowlada Kenya iyana kama aysan hadlin wali, lakiin illo wareedyo aan la xiriirney ayaa noo sheegey in Magaalada Kismaayo ay qarka u saaran yihiin Ciidanka Huwantu.

 

Horey Ayaa sargaal ka tirsan ciidanka Dowlada oo lagu magacaabo Seeraar wuxuu sheegey in ay ciidankau ku wajahan yihiin Kismaayo ayna wax yar u jiraan.

 

Puntlandi.com kala soco wixii soo kordha warkaan.

 

Puntlandi.com

Post@puntlandi.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this