Sign in to follow this  
oba hiloowlow

Baashaal

Recommended Posts

Baastoow iyo Sheegoowba waa gadaal ka gaaryaal. Suu Showqi sheegay heesta Sulfa ayaa leh, waliba kuwiisa loogu jecelyahay waaye:

 

 

 

Waa tan, waana heesta labaad bilaabaneyso 3:30.

 

Tan koowaad xataa -- doon baa mareysoo badaan -- fannaaniin kale ayaa kusoo caan baxay, oo ku jiraan hobollada Sheegoow iyo Geedi Farayare.

 

Sulfa sida loogu jeclaa Soomaaliya sideedameyadii ('80s) uma maleeyi in uu jiray ama jiri doono heesaa kale u dhigma. Furfurtaanta lagu jeclaa oo shaqsinimadiisa oo dabeecad aad iyo aad u wanaagsan lahaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Showqi   

Oba. Sxb my younger brother bought the Sulfa cassette tape in 1988 and that song was included in that cassette and the person who was singing that song was Sulfa.

 

Thanks MMA for explaining

Share this post


Link to post
Share on other sites

Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;870817 wrote:
Yaabane, heestaas Sheegoow waa loogu horeeye heesaa aad loo jeclaa qaaday. Ma garan kartaa hee?

Yaa qaaday? :) Nin Yahow, markaan arkay calankii "Canada" ayaaba "dislike" videoga siiyay. :)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;870828 wrote:
Baastoow iyo Sheegoowba waa gadaal ka gaaryaal. Suu Showqi sheegay heesta Sulfa ayaa leh, waliba kuwiisa loogu jecelyahay waaye:

 

 

 

Waa tan, waana heesta labaad bilaabaneyso 3:30.

 

Tan koowaad xataa --
doon baa mareysoo badaan
-- fannaaniin kale ayaa kusoo caan baxay, oo ku jiraan hobollada Sheegoow iyo Geedi Farayare.

 

Sulfa sida loogu jeclaa Soomaaliya sideedameyadii ('80s) uma maleeyi in uu jiray ama jiri doono heesaa kale u dhigma. Furfurtaanta lagu jeclaa oo shaqsinimadiisa oo dabeecad aad iyo aad u wanaagsan lahaa.

Caadi. Marnaba. Ma. Ahan. Rageedi. Sulfa hadaan Google gelinaa. :)

Share this post


Link to post
Share on other sites
wyre   

Odaygi bidaarta Lahaa Ee Video-gi Aan Arkay Ku Jiree Gabadha Yar Gacanta Haayay Miyaa 88-kii 3 jir Ahaa, Naga Daa Oba Adna Ninyahow Lol :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this