Sign in to follow this  
Somalia

Breaking News: Attempt On Somali President's Life; 2 Blasts Reported

Recommended Posts

Somalia   

MOGADISHU, Sept 12 (Reuters) - Two explosions rocked the Somali capital Mogadishu on Wednesday outside a hotel where the newly elected president and Kenya's foreign minister were holding a news conference, a Reuters witness said.

 

Two bodies could be seen outside the hotel, one of whom appeared to be a suicide bomber. President Hassan Sheikh Mohamud and the Kenyan minister were unharmed.

 

http://af.reuters.com/article/commoditiesNews/idAFL5E8KCB9220120912

Share this post


Link to post
Share on other sites

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka badbaaday isku day dil

 

Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka badbaaday isku day lagu doonayay in lagu dilo kaddib markii labo qarax lagu weeraray goob uu ku qaban rabay shir jaraa’id.

Labo qarax oo waa-weyn ayaa ka dhacay ganjeelka iyo gudaha hoteel Jasiira oo uu shir jaraa’id ku qaban rabay madaxweynaha cusub ee Soomaaliya.

Askari Soomaali ah iyo mid u dhashay dalka Uganda ayaa ku dhaawacmay qaraxyada, kuwaasoo dhaawacyadoodu ay halis yihiin.

Isku dayga la rabay in lagu dilo madaxweynaha ayaa yimid hal maalin kaddib markii Xasan Sheekh Maxamuud loo doortay inuu noqdo madaxweynaha Soomaaliya ee afarta sano ee soo socota.

Gadaal ayaan idinkaga soo gudbin doonnaa faahfaahinta warkan.

 

Radio Bar-Kulan

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this