Sign in to follow this  
General Duke

Puntland elders led by Garad Abdullahi Ali Ciid welcome new Somalia President...

Recommended Posts

Isimada Puntland oo soo dhoweeyay doorashada Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud

 

Posted by SEK5 on September 11th, 2012

 

 

Isimada Iyo nabaddoonnada ku nool deegaannada maamulka Puntland ayaa soo dhoweeyay Xasan Sheekh Maxamuud oo uu xalay baarlamaanka Soomaaliya ugu doortay Muqdisho inuu noqdo madaxweynaha cusub ee jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya.

 

Waxay rajo ka muujiyeen inuu madaxweynaha cusub u horseedi karo dalka midnimo iyo horumar, haddii uu si caddaalad ah ku hoggaamiyo dalka.

 

Garaad Cabdullaahi Cali Ciid oo ah afhayeenka isimada Puntland ayaa tilmaamay in Xasan Sheekh loo doortay si caddaalad ah, isagoo xusay in shacabka Soomaaliyeed ee ku nool gobollada kala duwan ee dalka ay dowladdiisa ka qabaan rajo wanaagsan.

 

Dhinaca kale, afhayeenka nabaddoonnada gobolka Bari, Cabduqaadir Xarrago hambalyo u diray madaxweynaha cusub.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this