Sign in to follow this  
General Duke

13 candidates withdraw from race... Progress

Recommended Posts

Musharixiinta goobta ka sheegay in ay tanaasulayn *waxa ay kala yihiin:-

*

1- Abdulqaadir Xaashi Cali (fish)

*

2- Aasha Ahmed Abdalla..

*

3- Abdi Rahmaan Xaaji Cabdulle.

*

4- Gen. Maxamed Nuur Galaal

*

5-Eng. Abdi raxmaan Moallim (sharaf)

*

6-Hussein Khaliif Jaamac

*

7- Mohamed Abdi rahmaan Nadiif.

*

8- Ismaaciil Maxamed Hurreh Buubaa.

*

9- Maxamad Maxamuud Guuleed

*

10-Mohamed Amiin Abdullahi

*

11- Prof Ahmed Muumin Warfaa

*

12- Yaasiin Ibraahim Ciise

*

13- Yaasiin Maahi Malim

*

Go’aanka ay gaareyn musharrixiintan ayaa ku soo aadayaa iyadoo shaley guddiga doorashadda madaxweynaha dalka Soomaaliya ay araajidooda ka qabteyn 22-musharrax oo doonaya in ay ka qeybgalaan doorashadda madaxweynaha dalka Soomaaliya oo dhaceysa 10-ka bishan September.

*

Share this post


Link to post
Share on other sites

Awalba falaad ayay ka ahayd, markii la dhahay $10,000 keena ayay boodeen!! yaa dhiibi karo lacag bilaash ah adigoo og in lagaa badinaayo,.

Wali waxaa harsan kuwo badan oo maalmaha soo socda ayagana ka bixi doono tartanka Madaxtinimada, sida Abwaan's Musharax Mr. Looyaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Shinbir Majabe;864187 wrote:
Awalba falaad ayay ka ahayd, markii la dhahay $10,000 keena ayay boodeen!! yaa dhiibi karo lacag bilaash ah adigoo og in lagaa badinaayo,.

Wali waxaa harsan kuwo badan oo maalmaha soo socda ayagana ka bixi doono tartanka Madaxtinimada, sida
Abwaan's
Musharax Mr. Looyaan.

Shimbir Majabe magacyo badne anigoo dhinac kaaga raacsan inay badankood falaad yihiin, haddana qilaawo miyaad ku aragtay inuu Loyaan ka tanaasuli rabo?:D

By the way Sharif Axmed xitaa $10,000 wuu ka cabaaday anigase waxaanba dhihi lahaa $30,000 in laga dhigo ayay ahayd.:D

 

Warning to Shimbir, haddii aad musharraxayga iska dhaafi weysid waan ku qarxinaa.:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^ Abwaan hubka dhig, is qarxis Shabaabka ayaan ku ogeyn.. :D

 

- Haddii sxbkaa Looyaan uusan ahayn nin dawakhsan lacagtaas $10,000 ma dhiibeyn, sababtoo ah way iska caddahay inuusan xitaa wareegga 1-aad ka gudbeen.. mise odayga lacago fara badan ayuu la yimid miiska marki aa leedahay hala kordhiyo..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Shimbir sheekada ha beddelin waa is qarxinaa, (acuudu billaahi, Ilaahoow waxaas hanna barin) ma dhihin ee waa la is caarifaa baan ku dhahay.:D

 

Midda kale adiga haddii $10, 000 kuu goysey oo aadan is sharrixi karin inaad nin beel ahaan ugu nacamlayso ma ahane intaad magacyo badan soo qaadatid maxaa Looyaan shaqo uga dhigatay?:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this