Sign in to follow this  
MoonLight1

Sheekh Shariif: still the president of Somalia.

Recommended Posts

Wasiirka dastuurka “Madaxda dalka iyo wasiiradana waa ku simayaal inta laga soo dooranayo madaxdii bedeli laheyd”

 

Xukuumada KMG Somalia ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday inuu dhamaaday xiligii ay jiri laheyd maanta taariikhdu tahay 20-ka bisha Agoosto iyadoo uu socdo qorshe ballaaran oo lagu dhisayo madaxdii hogaanka dowlada Somalia qaban laheyd afarta sanadood ee soo socota.

 

Wasiirka dastuurka dowlada KMG Somalia C/raxmaan Xoosh Jibriil ayaa arintaas ku dhawaaqay maanta isagoo xusay iney sii joogi doonaan madaxweynaha raisul wasaaraha iyo golaha wasiirada xilalkana sii heynayaan inta laga soo dooranayo madaxdii bedeli laheyd.

 

Xiliga kMG ahaa waa dhamaaday, maanta ayuu ku eg-yahay, hase ahaatee madaxweynaha, raisul wasaaraha iyo golaha wasiirada sidooda ayey xilalka u heyn doonaan waana ku-simeyaal inta laga soo dooranayo madaxdii bedeli laheyd” ayuu intaa ku daray Wasiirka dastuurka dowlada KMG Somalia.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this