Sign in to follow this  
Siciid1986

Saleebaan Xagla-toosiye Oo Munaasibad Soo Dhaweyn Ah Loogu Sameeyay Magaalada Caynaba

Recommended Posts

Saleebaan Xagla-toosiye Oo Munaasibad Soo Dhaweyn Ah Loogu Sameeyay Magaalada Caynaba, Kana Hadlay Mawqifkiisa Somaliland.

 

Wefti uu hogaaminayo siyaasiga Saleebaan Ciise Axmed (Xagla-toosiye) , ayaa maanta gaadhay Magaalada Caynaba ee gobolka Saraar, iyada oo si weyn halkaas loogu soo dhaweeyay.

 

 

 

 

 

Weftiga Xagla-toosiye oo ka koobnaa madax-dhaqameedyo iyo waxgarad ka soo jeeda beeshiisa , ayaa waxa qaabilay wasiiro ka tirsan xukuumada Somaliland , guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ee UCID , madaxda gobolka Saraar , hogaamiyayaasha dhaqanka iyo qaar ka mida ganacsatada deegaankaas .

 

 

 

 

 

Saleebaan Xagla-toosiye oo hadal kooban ka jeediyay soo dhaweyntiisii ,ayaa sheegay in weftigoodu ay soo qiimaynayeen deegaamada beelaha ay deriska yihiin, isla markaana ay wakhtigan taageeri doonaan nabad ka islaaxda Bariga dalka.

 

 

 

Waxa uu sheegay in sakhsi ahaan ay soo jiiteen sida au dhaceen wada hadaladii dhexmaray Somaliland iyo Soomaaliya,iyada oo ay muujisay rejo ah in Somaliland nqon doonto dal madaxbanaan , isla markaana ay beeshu ay go’aansatay in ay nabad ku noolaato ay kale ay ood wadaagta yihiin.

 

 

 

Waxa kale oo iyana halkaas ka hadlay wasiiro ka tirsan xukuumada , guddoomiyaha xisbiga iyo madax dhaqameedyada gobolada Sool, Buhoodle iyo Saraar,kuwaasoo dhaweeyay jidka cusub nabada gobolada Bariga.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this