Sign in to follow this  
Liibaan

Warlord Faroole Interference In KHaatumo State Affairs

Recommended Posts

Somalia   

Xaaji Xunjuf;855175 wrote:
There are a few things u need to know son port business is what they tel the public but agreement behind close doors are never made public to the media.its dirty politics because ur cheating other clans and taking their seats to achieve you're goals.

Best thing that can happen is for the khatumo folks to form a coalition with their gedo kin and line behind the next leader

I don't think farmaajo but maybe the other guy mr baadiyow ninki reer jawhar and get the other clans to supprt that. And make sure puntlanders won't get the top seat or the pm. The professor needs to make new and good alliances don't bet ur money only on sharif.

The game is still 4.5 and its wide open may the best man win.

WOW, tell me, which seats did we steal, give me 1 example? What a lie. We take what's ours nothing more, nothing less, that's why we don't fight for other people's villages or land, that's why we never lost any land in war.

 

You just stated yourself that the supposed Khaatumo elders are in Garowe, so how did we steal?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Somalia;855179 wrote:

You just stated yourself that the supposed Khaatumo elders are in Garowe, so how did we steal?

 

Only one Khaatumo elder in Garowe , the Ex-Boqor Abdullah. 13 of 14 KHaatumo traditional leaders support KHaatumo State. Presently, all the 13 are in the capital Mogadishu.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

VIDEO:Shacabka MaaKhir oo Ka Digey In LaGudbiyo Liiska Xildhibaanada Maakhir ee Barlamaanka Somalia

" frameborder="0" allowfullscreen>

 

 

http://laasqoray.org/?p=6296

 

Iyadoo magaalada Muqdisho shalay lagu ansixiyey Dastuurka Jajuubka ah ee Mahiiga Allifay, ayaa ergada halkaa ku sugan waxa soo food saartay arrin caga juglayn iyo gacan ku qabasho ah, arrintuna waxay daarran tahay sidii loo soo xuli lahaa xubnaha baarlammaanka KMG uga mid noqonaya beel walba. Arrintan oo Mahiiga laftiisu ka qayliyey, ayaa waxa ugu cad cad caga juglaynta iyo afduubka beelaha qaar lagu hayo, Madaxweynaha Puntland, C/Raxmaan Faroole oo isagu la soo taagan dadka u geliya baarlammaanka Gobollada Sanaag, Haylaan, Sool, iwm, in kuwa isagu raalli ka yahay uu geysto, isagoo isticmaalaya isimmada gobolladaas qaar ka mida oo u dhega nugul Faroole. Arrintan ayaa hore waxa ugu fashilmay isku day noocaas oo kale ah AHN Cabdullaahi Yuusuf, ka dib markii Shirkii Embaghathi ee 2004-tii sidaa si la mida uu ugu gooddiyey inuu isagu magcaabayo xubnaha baarlammaanka gobolladaas, hase ahaatee dad ka soo jeeda gobolladaas ayaa jilibka u dhigay isagoo loo sheegay inuu ku ekaado magcaabidda xubnaha beeshiisa Puntland/Reer Bari oo qudha.

 

Waxa ayaan darra ah iyadoo gobollada Maakhir sidii hoogayaashu hore ugu horkici jireen loo xooray 5 kursi, oo weliba laba ka mida hore Qarammada Midoobey u qoondaysay xildhibaannadii ka soo horjeestay damacii C/lahi Yuusuf ee 2004-tii. Maantana tiibaa taagan, waxa ku sugan magaalada Muqdisho Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan, Cabdullaahi Cali Ciid, Ina Cartan iyo isimmo kale oo beesha Maakhir ka soo jeeda. Sida la xaqiijiyey mid walba wuxuu gudbistay liis xildhibaanno isagu soo xushay, waxayna noqotay riwaayadaha ugu qosolka badan ee laga maadaysto golayaasha dawladda tamarta daran ee KMG.

 

Waxa xusid mudan in Faroole oo isbiday awood, inuu sidii oday C/Cabdullaahi rabo inuu duudsiyo ummaddaa xaqeeda, isagoo raba inuu u yeedhiyo isagu kuwa uu rabo, halka uu si cad dagaal hoose ugu wado dadka wax ku oolka ah ee gobolladaas ka soo jeeda, ahaana kuwii u heellanaa difaacidda iyo aaya soorka ummaddaa ay metelaan. Mid ka mida Suldaammada meesha jooga ayaa laga soo sheegay, ‘Xildhibaannada ugu cadcad ee shacabku rabaan, qaar waxa diiddan Madaxda dalka…” wuxu k wadey, Faroole, Shariif, Sakiin, Cabdiweli iyo boqorkooda Mahiiga.

 

Sida la wada ogyahay waxa soo baxaya in isimmada beesha goobta u jooga ay noqdeen kuwa jeebka ugu jiro shakhsiyaad qayrkooda, kuwaasoo ah kuwa dib iyo horaba u curyaamiyey horumarka iyo aaya ka tashiga gobolladaas. Waxa durba la isla dha isku haystoex marayaa in shantii kursi la isku haysto.

 

Waxgradka gobollada Sanaag, Haylaan iyo Bari ayaa hore uga digay in wax isdaba marin ah lagu sameeyo xulidda xubnaha baarlammaanka u gelaya DKMG, iyadoo laga amba qaadayo in karti, hufnaan, iyo aqoon wax lagu soo xulo. Arrintaa ayaa madmadow badani hadheeyey illaa iyo hadda.

 

Wixii ka soo kordha arrintan kala soco Laasqoray Online, codkaaga fadlan ka dhiibo arrintan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Waxgaradka Beesha Maakhir Oo Kabiyo Diiday Soo Xulista Faroole Ee Xildhibaanadooda eeGolaha Baarlamaanka Ay Kuyeelan Doonaan

 

Waxgaradka beesha Maakhir ayaa maanta shir jaraaid oo ay qabteen kaga biyo diiday soo xulista xubnaha baarlamaanka ay kuyeelan doonaan beeshaasi iyagoona sheegay inaysan waxna uxulin karin madaxweynaha maamulka puntland ee faroole.

 

iyagoona sheegay inay iyagu soo xulayaan xubnaha umatali doona baarlamaanka cusub ee hada lasoo xulayo iyagoona sida ugu dhakhsaha badan usoo xulayo xubnaha umatali doona baarlamaanka cusub ee soomaaliya.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Liibaan we are not talking about warfare where guns are involved right now faroole stole 3 of you're clan seats to achieve his goals

As abdikarim told us what u need to do is get ur acts together and make sure faroole fails

If some one steals from me I steal back what was stolen from me and make sure the one that took my stuff will be punished.

This is not about forming states and who takes what state this is the election of somalia where every one wants his part of the cake and right now faroole stole ur part of the cake.

 

 

Thanks oba for the info.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Those 3 MPs are representatives for people like Vice President General Cabdisamad and many others who hail from the region and is part and parcel of Puntland and there's nothing they can do about it as they are a Somaliland project.

 

'Liibaan', many of those elders were in Garowe for some time and some endorsed the Puntland constitution. Xaaji Xunjuf and his usual conspiracies, lets not talk about theories but fact, no wonder you and Oba like each other since you lie through your teeth! Kulahaa dirty politics, it's simple politics, did it involve wire-tapping, spying etc, why don't you confront those supposed 70% of the block who are with Puntland, why is that, did Faroole kidnap 70%

 

LOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOL

 

That's it, that's my final say! I am tired see you guys tomorrow for round two.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Not true the likes of gen abdisamad are faroole agents mps are not to represent faroole agents but the people

U stole from the garaad clan and faroole knows that khaatumo state was declared in taleex the town abdisamad is supposed to be from what a joke. These are facts I am stating and the funny part the elders should be in xamar yet they are in garowe.

Members of parliament are there to represent the people not farooles lackies this will not happen as its the holy month where the heavens are open. You cannot represent 40 percent of the garaad clan u don't control 40 percent of the land.

 

Adeer wala dhaafay xiligi somali is dhici jirtay dadki oo dhan wa so jeedaan

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

www.awdalpress.com

 

Maamul Goboleedka Galmudug: "Caalin Wuxuu Saxiixay Waa Wax Aanay Dadkiisu Oggolayn"

 

“Caalin Waxaa Is Weydiin Leh Marka uu Shirka Ka Qeybgalayo Yuu Wakiil Ka Yahay.? Cidda uu Wakiilka Ka Yahay Ma Ka La Tashaday Inuu Qalinka Ku Duugo In Saamigii Ay Laheyd Beesha KHaatumo Inuu Afka u Dhigto Faroole, Teeda Kale Arrintaasi Galmudug Beri Bey Ka Tahay, Waxeyna Aamisan Tahay Cidda Xaqa u Leh In Lagala Tashado Soo Xulitaanka Xildhibaanada In Ay Yihiin Siyaasiyiinta, Odayaasha Dhaqanka Ah ee Soo Jireenka Ah ee Beesha KHaatumo & Maamulka Khaatumo” Ayuu Yiri Cabdifataax Sabriye.

 

 

 

 

Cabdifitaax Sabriye oo ka mid ah siyaasiyiinta beesha Galmudug ayaa ku tilmaamay heshiiskii Nairobi oo Galmudug ay ka mid aheyd darafyadii heshiiskaasi saxiixay in Caalin uu ku saxiixay magaciisa, oo aanu kaga qeybgelin shirkaasi isagoo metelayey Galmudug, wuxuuna C/fitaax sheegay in madaxweydiinayo Galmudug ay tahay baarlamaankeeda, dhaqankeeda & madaxweyne Jen. Cabdiqeybdiid.

 

“Caalin waxaa is weydiin leh marka uu shirka ka qeybgalayo yuu wakiil ka yahay.? cidda uu wakiilka ka yahay ma ka la tashaday inuu qalinka ku duugo in saamigii ay laheyd beesha KHaatumo inuu qalinka ku duugo inuu afka u dhigto Faroole, teeda kale arrintaasi Galmudug beri bey ka tahay, waxeyna aamisan tahay cidda xaqa u leh in lagala tashado soo xulitaanka xildhibaanada in ay yihiin siyaasiyiinta, odayaasha dhaqanka ah ee soo jireenka ah ee beesha KHaatumo & maamulka Khaatumo” ayuu yiri Cabdifataax Sabriye.

 

“Faroole marka uu shirka imaanayey wuxuu meesha la yimid wixii ay dadkiisa la ogaayeen, Caalin waxaan weydiin lahaa dadkaaga ma kula ogaayeen inaad Faroole u saxiixdo baadilkaasi.? su’aashaasi waxey u taalaa in ay ka jawaabaan Galmudug” ayuu yiri Cabdifitaax.

 

“Caalin maadaama uu naf la caari yahay wax wanaag ah oo ka soo socdaana aysan jirin, wuxuu doonaya inuu noloshiisa ku dhammeysto xaafadda Islii, haddii uu ugu bato Faroole ayuu marti ugu noqon karaa Garoowe” ayuu yiri Cabdifitaax.

 

 

 

www.awdalpress.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
b-boy   

Faroole and Puntland should not waste time on those regions and it's people,for 14 years Puntland have not gained anything from those regions nor have those regions and it's people ever contributed anything to the state so the best thing is to cut our losses and send what's left of their leaders home and put up a border between Nugaal and Sool.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Xaaji Xunjuf;855210 wrote:
B boy that's it that's the only thing they want to be left alone by puntland

If puntlanders could do that everything would be perfect

I agree the only thing KHaatumo People want to be left alone by both Somaliland and Puntland

 

If Somalilanders and Puntlanders could do that everything would be perfect

Share this post


Link to post
Share on other sites

Che I am very good alhamdullah ramadan kariim to you two hope all is well with the family

 

Well I hit the gym now and days so we going the right way and I am doing some other major projects so I am very busy these days

 

Other than that I have my sanbsuuso timir and my tusbax.

 

Waxan is yidhi meeshi sol sii yara eeg in sidi loo buuqayo

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

http://horufadhi.com/2012/08/07/dag-dag-dr-abdulkareem-hassan-jaamac-oo-muqdisho-soogaadhay-isla-markaan-shir-albaabadu-u-xidhan-yihiin-la-leh-golyaasha-khaatumo-ee-muqdisho-jooga/

 

Dag dag : Dr: Abdulkareem Hassan Jaamac oo Muqdisho soogaadhay isla markaan shir Albaabadu u xidhan yihiin la leh, Golyaasha Khaatumo ee Muqdisho jooga.

 

Waxaa saacado yar ka hor soo gaadhay magaalada Muqdisho ee xarunta dalka Soomaaliya Dr: Abdulkareem HAssan Jaamac oo ah wasiirkii hore ee warfaafinta Boostaha iyo isgaadhsiinta, isla markaana ah xubin ka mid ah odayaasha golaha fulinta ee Khaatumo ee loo yaqaano G11.

 

Dr: Abdulkareem ayaa markuu soo gaadhay magaalada Muqdisho wuxuu markiiba asagoon nasan u gudbey hoyga ay Muqdisho ka degan yihiin odayaasha dhaqanka *********** , kuwaasoo ay ku soo biireenx ubnaha Golaha madaxtooyada iyo G11 kaga sugan magaalada Muqdisho.

 

Shirkan ayaa sida Shabakada Horufadhi loo sheegay ahaa wadatashi iyo sidii looga hortegi lahaa mu’aamarada uu wado maamulka Faroole oo kaashanaya Abdiweli Gaas iyo weliba Canaasiir kale oo uu laaluush ku siiyey in ay uga hiiliyan ***********.

 

Dr: Abdulkareem ayaa ah shakhsiga keliya ee ila hada si weyn uga diriraya duulaanka siyaasadeed ee Faroole ku hayo shacabka Khaatumo , asagoo markaasi iska caabin buuxda ka galay shirkii Nairobi, halkaasoo ay Faroole isku dhaafsadeen hadalo kulkul shirka dhexdiisa kaasoo dhalay inuu markii danbe shirkaba ka baxo Dr:Abdulkareem.

 

Halkan ka dhagayso waraysigii Dr:Abdulkareem ee uu ku beeniyey waxa faroole malmaluuqday.

 

http://www.voasomali.com/audio/Audio/195246.html

 

Waxaana haatan la is weydiinayaa talaabada taas xigta ee ay si wadajir ah u wada qaadayaan dhamaan golayaasha Khaatumo State, ayadoo sidoo kalena shacabka Khaatumo ay aad u naawilayaan in liiska xildhibaanada ee sideeda xubnood ee la qoray loo gudbiyo gudiyada ku shaqada leh ee Proptocol-ka.

 

Horufadhi.com

 

Horufadhi.com@gmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this