Sign in to follow this  
Aaliyyah

Daawo Gabayga Allaa Mahad Iska Leh Oo Uu Tiriyey Abwaanka Da’da Yar C/risaaq Cali Xirsi (Nageeye)

Recommended Posts

Aaliyyah   

Akhyaarta qiimiga naga mudaney waxaan halkan idiinku soo gudbinaynaa gabay uu tiriyey Abwaanka Da’da yar ee reer Sool C/risaaq Cali Xirsi oo ku magac dheer (Nageeye) oo kamid Abwaaniinta da’da yar ee reer khaatumo ,isla markaana kamid xurnaha ugu fir fircoon Ururada Bulshada ee ku jira Deegaanada Khaatumo.

 

Hadaba gabaygan oo magaciisa la yidhaahdo Allaa Mahad Iska Leh ayaa abwaanku kaga hadli doonaa jiritaanka Maamulka Khaatumo, idinkoona akhyaarey isla muuqaalkan aad ku daawan doontaan maanso uu abwaanku iyana kaga hadlayo wacdaraha uu lasoo baxay Maamulka Khaatumo..

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this