Sign in to follow this  
Fiqikhayre

Cabdi Ibrahim Warsame Deputy Minister of Finance Puntland State gives Interview to Ceegaagmedia

Recommended Posts

Waraysi Wasiir Kuxigeenka Wasaarada Maaliyada Puntland oo ka hadlay Shilkii gaadhi ee ka dhacay inta u dhaxaysa Garowe

 

Wasiir Kuxigeenka Wasaarada Maaliyada Puntland oo ka hadlay Shilkii gaadhi ee ka dhacay inta u dhaxaysa Garowe iyo Gaalkacyo tacina u Diray Wariyaashii ku Dhintay Shilkaasi, sheegayna in Taleexmedia.com Hawada soo Gali Doonto

 

Wasiir Kuxigeenka Wasaarada Maaliyada Puntland Abdi Ibraahin Warsame Abdi ayaa ka hadlay shilkii gaadhi ee ka dhacay inta u dhaxaysa Magaalooyinka Garowe iyo Gaalkacyo Waxana Wasiirku ugu horay Tacsi Tiiraanyo leh u Diray Saxafiyiintii shirkaasi ku Geeriyooday oo ugu horeeyaan Maxamed Cali Cilmi oo ahaa tafaftirihii Taleexmedia.com iyo Jaamac Maxamed Nuur Jeele.

 

Wasiirka ayaana Faah faahin Dheeraad ah Waxaa uu saxaafada ka siiyey Qaabkii uu shilkaasi u dhacay Waxana Wasiirku uu sheegay in gaadhi Maxuul ah uu soo galay Wadada Laamiga ah oo gaadhigii ay saarnaayeen marayey taasina keentay inuu shirku dhaco.

 

Wasiirka ayaana sidoo kale Ku War Galiye in akhristayaashii Taleexmedia.com shabakadu Hawada dib ugu soo laaban Doonto Sida Wasiirku sheegay Waxa uu Guud ahaanba shacabka Somaliyeed ugu baaqay in la iscafiyo oo laga faaiidaysto Bisha Ramadaanka khayrkeeda, Waraysiga Wasiirka oo Dhinacyo badan taabanaya Hoos ka Dhagayso.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this