Sign in to follow this  
Liibaan

Madaxda KHaatumoState oo Kormeer Ku Maray Boocame DeegaanoKale oo Tirsan MaamulGoboleedka KHaatumo

Recommended Posts

Liibaan   

" frameborder="0" allowfullscreen>

 

Madaxda KHaatumoState oo Kormeer Ku Maray Boocame & DeegaanoKale oo Tirsan MaamulGoboleedka KHaatumo

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Kormeerkii Maanta ee Madaxda Khaatumo State

 

Wafti Balaadhan oo Iskugu Jrta Golaha Madaxtooyadda Khaatumo iyo Golaha Wasiiradda Khaatumo waxa ayna Kormeero Kala Duwan kusoo mareen deegaano hoos taga gobolka Sool oo ay kamid yihiin God qaboobe Faliidhyaale iyo Deegano Hoos taga waxaana waftidani u kuur gelayeen xaalada Nololeed ee deegaankaasi sidoo kale waxa ay waftidani kormeero kusoo mareen Xeryaha Ciidanka ee Maamulka Khaatumo.

 

Madaxdan waxaa Hogaaminayey Madaxwayanayaasha Maamulka Khaatumo oo ay kamid ahaayeen Axmed Cilmi Cismaan iyo Maxamed Yuusuf Jaamac waxaana Wehelinayey Koox wasiiro iyo W/ku xigeeno iskugu jira.

 

Maxamed Cismaan C.nuur Xaashi

Boocame Gobolka Sool

Khaatumo State Of Somalia

 

 

PIC_1118.jpg

 

PIC_1131.jpg

 

 

PIC_1137.jpg

 

 

PIC_11251.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

 

Soo Dhoweyntii Madaxda KHaatumo State ee Boocame.

 

MadaxWeyne IndhoSheel oo Si Rasmi ah u Daah furay Xafiiska Ururka Khatumo Daryel Dalka iyo Dadka Laantiisa Boocame(SAWIRRO)

 

 

Ururka wadanigee Khaatumo Daryeel Dalka iyo dadka ayaa Si rasmi ah Xafiiskii 1aad ka furtay degmada Boocame ee Gobolka Sool,Munaasbada Furitaanka Xafiiskan waxaa lagu Casuumay Xubno kamid ah madaxda ugu saraysa Maamulka Khaatumo State of Somalia.waxaana si rasmia ah xafiiskan xadhiga uga jaray madaxwayne Maxamed Yuusuf Jaamac INDHO-SHEEL,waxaana munaasabadan qudbado kala duwan oo lagaga hadlayo waxqabadka ururka iyo Horumarinta deganka Madasha Daahfurka Xafiiskan KH D D D Ka Jeediyey Xubanaha Ururkaasi ee degmada Boocame.

 

Maxamed Yuusuf Jaamac INDHO SHEEL Madaxwaynaha Khaatumo ayaa isna geestiisa ku baraarujiyey Dhalintan in ayka shaqeeyaan Horumarka Deegaank,waxa uuna madaxwaynuhu xusay in Udub Dhexaadka Khaatumo uu Yahay Wax uu ugu Yeedhay Guuto Koowaad oo Khaatumo u aqoonsatay Dumarka Caruurta iyo Dhalinyaradda.

 

 

 

Daawo Sawirro

Maxamed Cismaan C/nuur Xaashi

Boocame Gobolka Sool

Khaatumo State Of somalia.

 

219.jpg

59.jpg

67.jpg

77.jpg

87.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kilwe   

Meeye ku wii odhan jiray Khaatumo waa kala tagtay oo dib danbe loo arki maayo?

Dadka si daa ku hadaaqa waxaan u sheegayaa Khaatumo waa jirasaa waana jooga saa insh allah inta ruux reer Khaatumo ah koonka saaran yahay Allana garab joogo.

 

Horaa loogu talo galay in Khaatumo mar mar ay liici karto mase jabaso but Failure is not an option. Gob liciifta waa la arki jiray gunise waa liide, Caqligu hadduusan kaa Lumin waad i Laab garane.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this