Sign in to follow this  
Abwaan

Ciyaartoyda Soomaaliya u mataleysa Ciyaaraha Olimbikada Aduunka oo Muqdisho ka dhoofay+Sawirro

Recommended Posts

Abwaan   

ciyaartoda-olimbika_noga_qeyb_gale_2.jpg

 

Labadan dhalliyarada ah oo runtii mudan in si wanaagsan loogu soo dhaweeyo London. Waa geesiyaal u istaagey inay sharafta qarankooda wax ka soo ceshaan, metelaana magaca Soomaaliya. Waxay mudan yihiin in la taageero si aan la soo koobi karin.

Akhyaarta reer SOL ee London deggan oo dhiig lahoow kaca oo fadlan labadaas dhallinyarada ah soo dhaweeya.

 

http://jowhar.com/news.php?readmore=1623

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this