Caano_Geel Posted July 11, 2012 Runtii aqoon fiican uma lihi ninkan...laakiin wuxuu u eeg yahay nin siyaasada Soomaaliya ee maanta wax ka bedeli kara. Mar aan dhagaysanaayay waraysi uu bixiyay, waxaa iiga soo dhex baxday, inuu ninkani leeyahay hammi aad u dheer iyo is bedel siyaasadeed. Waxa kale ee aan ku taageersanahay waa inuu yahay xubin fir-fircoon oo ka tirsan ururka Islaax, oo taageeri weyn u muujiyay gacana ka gaystay guushii Ururka walaalaha Muslimiinta Egypt iyo tii Tunisia ba, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Naxar Nugaaleed Posted July 11, 2012 I won't get to vote but if any of the electors are reading for once in your life do the right thing and vote for prof. Samatar Quote Share this post Link to post Share on other sites
Naxar Nugaaleed Posted July 11, 2012 And please no more islaax or ikhwaan or Salafi or shabaab but maybe vote regular or atleast Sufi if u must vote for a religious orgs Loool Quote Share this post Link to post Share on other sites
Caano_Geel Posted July 11, 2012 ^^^ Aar dee xaggaad u qafaalatay thread-kaygii, inaar camal yeelo waa ku sidee. Quote Share this post Link to post Share on other sites