Sign in to follow this  
Aaliyyah

Banaanbax Balaadhan Oo Maanta Ka Dhacay Buuhoodle-(Video)-

Recommended Posts

Aaliyyah   

Lasanod Online. Friday, June 22, 2012

 

 

Buhoodle,(lasanod Online)- Banaanbax ballaadhan oo ay soo qaban qaabiyeen qaybaha kala duwan ee bulshada gobolka Cayn,

 

ayaa maanta lagu qabtay garoonka kubada cagta ee magaalada Buuhoodle.

 

Banaanbaxan ayaa waxaa si weyn loogu taageeyay midnimada iyo wadajirka umada soomaaliyeed.

 

Ugu horayna waxaa halkaasi ka hadlay Afhayeenka Gobolka Cayn ee maamulka khaatumo State of soomaaliya Maxamuud Shiikh Cumar xasan.

 

Dhinaca kale waxaa isna halkaasi ka hadlay Gudoomiyaha Gobolka cayn C/raxmaan Maxamed Axmed oo oo ku dheeraaday muhiimada ay leedahay wada jirka umada soomaliyeed.

 

Ugu danbayntii waxaa iyana halkaaasi gabayo kusoo badhigay qaar ka mid ah abwaanada gobolka Cayn.

 

isku soo wada duub oo mahaa markii ugu horaysay oo shacabka ku dhaqan magaalada Buuhoodle ay dhigaan banaanbaxyo lagu taageerayo midnimada iyo wada jirka umadda Soomaaliyeed.

 

Daawo Video

 

Axmed Maxamed Nadiif

Lasanod Online,Buuhoodle. Soomaaliya

Copyright © 2012 Lasanod.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this