Sign in to follow this  
Maqane

Nashiido ku saabsan ''Ramadaanka'' (Caruurta loogu tala galey) | English - Soomaali

Recommended Posts

Maqane   

 

English - Soomaali

 

We love you ramadan

Waan ku jecelnahay ramadaan

We miss you Ramadan

Waan kuu xiisnay ramadaan

We love you Ramadan

Waan ku jecelnahay ramadaan

We miss you Ramadaan

Waan kuu xiisnay ramadaan

 

Ramadan is the month of mercy

Ramdaanka waa bil naxariis

Ramadan is the month of fasting

Ramdaanka waa bisha soonka (lasoomo)

Ramadan is the month of giving

Ramdaanka waa bisha wax la baxsado (la sadaqeeysto, ilaaheey dartiis/awgiis)

And helping those in need

(waana bisha) lacaawiyo kuwa u baahan caawimaadka (masaakiinta)

Ramadan is the month of the Quran

Ramadaanka waa bisha Qur'aanka

The month in which it first came down

Waa bisha uu (Quraan'ka) soo dagay

To prophet MUHAMMAD in year 610

Kuna soo dagay Nabi Muxammad (s.c.w) sanadii 610 ka

A GUIDE for all Mankind RAmdaaaaaaaaan

(qur'aankana) Wuxuu hanuun u yahay dadka oo dhan. Ramdaan

For fasting

Waa (bil) la Soomo

For giving RAmdaaaaaaaaan

Waa (bil) wax la sadaqeeysto

For praying

Waa (bil) latukadaa (salaada tarawiixda, i.w.l)

Be patient

Dulqaad lahoow (inta lagu guda jiro bishan)

RAmdaaaaaaaaan

Forgiving

Waa (bil) la iscafiyo

And feeding

Waana (bil) la quudiyo (miskiinka iyo waxii lamid ah)

RAmdaaaaaaaaan

WE LOVE YOU.. O RAMDAN

Waanu ku jecelnahay... Ramdaan oow

 

Ramadan is the month of patience

Ramdaanka waa bisha dulqaadka (loo dulqaato waxii ku dhiba, xanaaq ama carro owgeed)

Ramadan is the month of sacrifice

Ramadaan waa bisha wax lagoowraco

Ramadan is the month of praying

Ramdaan waa bil la tukado

In the mosque for Taraweeh

(laguna tukado) Masjidka Salaada taraawiixda

Ramadan is such a fruitful month

Ramadaan waa bil mira kabuuxa (dhadhan leh)

For gaining lots of Hasanat

(waa bil) Ajir (xasanaat lasiyaadsado) leh

The Devils are chained and Jahannam is locked For all of Ramadan

(bisha ramadanka waa bil) Laxiro shayaadiinta, (naarta) jahanama'na albaabadaa loo laabaa (bisha) Ramdaanka oo dhan

We don't eat food -NO!

(bisha ramadaan) Cunta macunno

We don't lose our Temper -NO!

Mana daalno (bisha ramdaan) - Maya

We don't drink anything -NO!

Waxna macabno (biyo, i.w.l)- Maya

We don't sleep all day -NO!

Maalintii oo dhan na ma hurudno (majiifanno) - Maya

We read Quran -Yes! √

Quraan'ka baan aqrinaa - HAA

We pray alot -YES! √

Salaad badan baan tukannaa- HAA

We help the Poor -YES! √

Waxaannu caawinnaa (kaalmeeynaa) Miskiinka (faqriga)

Increase our Faith -YES! √ Ramadaan

Iimaan keena kor baan uqaadnaa (siyaadinaa)

Ramadan Ramadan Ramadaan

 

Ramadan Ramadan Ramadaan

Ramadan Ramadan Ramadaan

Ramadan Ramadan Ramadaan

Ramadan Ramadan Ramadaan

Ramadan Ramadan Ramadaan Ramadan Ramadan Ramadaan

Ramadan Ramadan Ramadaan

We love you ramadan

Waan ku jecelnahay ramadaan

We miss you Ramadan

Waan kuu xiisnay ramdaan

We love you ramadan

Waan ku jecelnahay ramadaan

We miss you Ramadan

Waan kuu xiisnay ramdaan

 

Ramadan Ramadan Ramadan Ramadan Ramadan Ramadan Ramadan

Ramadan Ramadan Ramadan Ramadan Ramadan Ramadan Ramadaaaan

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this