Sign in to follow this  
Zaahidah

Xaqa uu ninka ku leeyahay xaaskiisa.

Recommended Posts

Oocyte   

Hows that so?

Maad i tustid sideey adaabi uga maqneyd? maad caddeysid waxaad ka dhaliishay? Qeexiddaada adaabtu maxay tahay? Inaad ii jawaabtaa la qaatey intaad tuuraysey? mise jawaab ayaadan u heynin?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Zaahidah   

Originally posted by Oocyte:

quote:

As-salafiya,

Cago mayrid iyo isu qabeyn maahan wax weyn oo labada qof ee is qaba isu sameeyaan ama dan ha keento ama dooq ha u geeyee. Su'aasha taaganse waxaa weeye ninkaa lugaha loo saliideynayey waligii xaaskiisa cagaha ma u subkey markiisa? Mase u meyray? mise waxaagu waa Gabadhu ha dhabar jabto ninkuna ha raaxeysto?
As salaamu calaykum Oocyte walaal.

 

Hadaan kaaga jawaabo su'aashaada HAA wanaag intaa ka badan ayuu u samayn jiray odaygaa xaaskiisa in kastoon aniga arimahooda hoose aanan waxba ka ogayn"qubayn" iyo waxyaabahaa.

 

Waligay maan arag odaygaa oo xaaskiisa hadal kulul ku yidhaahda........qaylo iyo afxumo warkeed-ba daa,markay ku xanaaqdo waa uu maslaxi jiray xitaa haday iyadu gardarnayd.

 

Marka walaal aniga waxan aaminsanahy hadii ragga loo baari fallo inay wanaagsanaan lahaayeen intooda badan.......lama arag haweenay ninkeeda u wanaagsan oo baariyad u ah oo isaguna uu xumaynayo ........waxaase la arkaa inta badan nin wanaagsan oo ay xaaskiisu xumayso ooysan u wanaagsanayn,marka igama ahan gabadha uun"Xaqqa" ha ka soo baxdo oo ninku hayska raaxaysto ee waxaa dhabb ah arintaa aan sheegay inaan la arag nin xaaskiisu u wanaagsan tahay oo isaguna uu xumaynayo.

 

Rageena Soomaalida hadii la wanaajiyo ragg ka wanaagsan lama helayee ogaada hablayahow smile.gif and if you don't beleive me ask hindida sida ragooda ula dhaqmaan markaa ayaad ogaanaysan inaan run sheegayee.

 

Wasalaam

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cara.   

lama arag haweenay ninkeeda u wanaagsan oo baariyad u ah oo isaguna uu xumaynayo ........waxaase la arkaa inta badan nin wanaagsan oo ay xaaskiisu xumayso ooysan u wanaagsanayn

Runtii?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Zaahidah   

Haa walaal Callypso aniga iyo inta aan waraystay ma aynaan arag haweenay ninkeeda u wanaagsan oo isaguna uu xumaynayo.

 

Soo baadh hadaad aragto let me know inshaaAllah :D

 

Wasalaam

Share this post


Link to post
Share on other sites
Oocyte   

As-salafia

 

Hadaan kaaga jawaabo su'aashaada HAA wanaag intaa ka badan ayuu u samayn jiray odaygaa xaaskiisa in kastoon aniga arimahooda hoose aanan waxba ka ogayn"qubayn" iyo waxyaabahaa.

Ninka cago subkintiisa iyo islaantaa gabadheeda oo North America ninkeeda ugu qabeynayseyba waad ka warqabtaaye, dumarka wixii loo qabtey maxaa ku ogeysiin waayey? Wanaag intaa ka badan uun baad heysaaye wanaaggu nimankaasi u qabteen xaasaskooda waa maxay?

 

lama arag haweenay ninkeeda u wanaagsan oo baariyad u ah oo isaguna uu xumaynayo ........waxaase la arkaa inta badan nin wanaagsan oo ay xaaskiisu xumayso ooysan u wanaagsanayn

Cajiib!

Waxaad ku soo jawaabtey adiga iyo intaad wareysatey... ma Intaa ayaa u daliil noqoneysa Soomaali oo idil? Tira koobka aad wareysatey imasey dhan yihiin? maxaad ku salleysay? Su'aalahaad wareysatey maxay ahaayeen? Maad noo soo bandhigtid si aan u aragno natiijada aad gaartey.

Qeybta ugu yaabka badanse waxaa weeye sidaad u tiri; "lama arag" haweeney ninkeeda u fiican iyo "inta badan" waxaa la arka ninwanaagan ...

 

But then again what else could one expect when you are the one who posted the initial article... to post the list, with no additional refutation, means u agree with it.

 

Muhammad,

You cant answer the questions I asked you relating to my post you deleted?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Zaahidah   

Originally posted by Oocyte:

 

Qeybta ugu yaabka badanse waxaa weeye sidaad u tiri; "lama arag" haweeney ninkeeda u fiican iyo "inta badan" waxaa la arka ninwanaagan ...

 

As salaamu calaykum Oocyte walaalo.

 

You misunderstood hadalkayga, waxan idhi lama arag haweenay ninkeeda u wanaagsan oo isaguna uu xumaynayo.........waxaase "inta badan" la arkay nin hawaanaydiisa u wanaagsan oo ay iyaduna xumaynayso.

 

Wayna jiraan ragg aanan xaasaskooda u wanaagsanayn oo xumeeya,ragg u wanaagsan xaasaskooda oonan xumayna way jiraan laakiin inta badan waxa la sheegaa oo laga hadlaa ragga xumaantooda ee maanan arag cid wanaagooda sheegaysa sidaa ayaan uga hadlay inta wanaagsan wanaagooda,markaa Allaah hayna wanaajiyo dhamaanteen ragg iyo dumarba.

 

Wasalaam

Share this post


Link to post
Share on other sites
Oocyte   

Walaal As-Salafiya,

Hadalka sidaa u tiri waan u fahmay laakiin mid sax ah maahan, daliishaaduna waa "aniga sidaan arkey iyo dadkaan wareystey" oo aan sal u noqoneynin arrintan.

 

 

Muhammad,

you are the one who performed the Autopsy without giving explanation behind the necessity of the procedure. I am surprised you didnt find any offense in the list posted above but my response to it touched a nerve! or anything posted in the Islam Section is sacred and deserves Jazakallahs only? If thats the case you may as well disable post-A-reply button.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Batuulo   

salaama

 

 

Ninka in cagaha loo meyro xaqiisa goormee lagu daray? :confused: ,,

Isagaa ayayba taasi waajib ku tahay inuu U duugo oo caawiyo Miskiin walaceysa oo umulaysa..

Gabdhaha mexey uga dhigaan In ninku BUUR xaq ugu leeyahay.. Xaq waxan ugu leenahay intuu nagu leeyay,,, waan U siman Nahay Xaqa ...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haneefah   

Oocyte sis, your questions for the sister would be better suited for someone who's doing a thesis defence on the subject. The sister merely stated what she had observed (although I too found some of the statements exaggerated), so what exactly are you penalizing her for? I'm sure she means it well and that she intended it as naseeha, rather than laying blame on a certain gender. So, let it go Insha'Allah smile.gif

 

Salafiya,

 

Walal, waxaan maqli jiray nin iyo naag isqaba colna maha nabadna maha, marka si kastooy u fiican yihiin, midbaa khalad gali kara (irrespective of gender) for it is human nature to be weak at times. So, the best solution is for both parties involed to become better informed in marriage, and learn their respective rights and responsibilities.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this