Sign in to follow this  
Lidia

Somali-language sources

Recommended Posts

Lidia   

Salama aleykum,

 

Walaalo yaal, waxaan doonayaa in aad igu caawintiin information aan raadinaayo, hadii aad awoodi kartiin. Mahadsanid.

 

1. Waxaan radiinaayaa scholarly/authoritative information oo ah ama soomali ama ingriis, laakiin aan jeclahay in ay tahay infromation af somaali ku qoran oo ku saabsan intellectual/ideological exchange ka mid baxay Musliminta Somalida iyo Muslimiinta Sawahiliga ku hadla ee ku nool East Africa. Hadii aad taqaaniin wax ah print ama (more likely) online ah, labadaba waa welcome. Thanks!

 

2. Mida labaad waxaan raadinayaa wixii oo ah relevant information oo ku saabsan Somali Muslim organizations, ama dad ah Muslim leaders ama individuals oo publishgareeyey their

exchanges with other Muslim organizations, ama leaders ama individuals in the

region (East Africa); iyo xataa dadka ku nool diaspora organizations etc. Also, wax hadii aad ka taqaaniin Somalida ku nool meelaha af Sawahiliga lagu hadlo ee East Africa. Waxaan rabaa in aan ogaado, wixii connection ka mid baxay Somali Muslim organization iyo kuwo Tanzaniin ah oo labadoodaba qabaam magac isku midah, oo la yiraahdo Al-Sunna Wal Jama’ah.

 

Waad mahadsantihiin, iga raali ahaada af soomaliga iyo afingriiska aan isku qasay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this