Sign in to follow this  
NGONGE

Why Are People Opposing The Constitution?

Recommended Posts

Qandalawi;830141 wrote:
Some oppose it for good reasons others do it out of ignorance and hearsay.

War isku doon ba la wada saaranyahay qaar waxay ka so horjeedaaan qodobo gaar ah qaar waxay leeyihin ansixinta dastuurka lama gaadhin ba but its good reer puntland inay diideen dastuurka

Share this post


Link to post
Share on other sites

^Lol, adigu hadaad taageertay soo ma ahan?

 

Reer Puntland dastuurka madiidin ee articles kamid ah ayaa rabaa in wax laga badalo hadii laga qanciyana inayba iska dhaafaan oo taageeraan ayaan suurtagal ah. Marka Faroole mafoga ee kuwa mushkilada iyo khalkhalka inla isaga jiro raba usheeg iyaga.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dee isaga ba odayadisi meesha ka so kexeyeeye kuwi kale wey joogaan wali meeshi. Dee kuwa wadaadadu ba qodobo bay diidayaan kuwa citizenshipka diideen wax bay diidanyihin kuwa federalismka diidan iyagu na qodobo bay wax diidanyihin i think only indhocade ba waxaba diiday isna dee waxba mu akhriyin hada wala tusay oo wa tageerey dastuurka. War anigu dastuurka ma ogali Somalia ka raali maha dastuurka , dastuurka mahiga so mal maluuqay wax gaal so mal maluuqay in dal islaam lugu dhaqo ilama aha federalism anigu dan uma arko marka anigu dastuurka wa halki professor cali khalif inaga baandheeyaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

^^ Yes. But PL is a big scalp to claim in this war of words. Now the spoilers will question the label and point to PL. Details, as you already know, go out of the window. Why is the Imam publicising his reservations about the constitution? Could he not done through other avenues (such as a phone call to Mahiga & Sharif)? Fi shay!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this