Sign in to follow this  
Somalia

Puntland Minister Of Constitution and Federal Affairs Dies

Recommended Posts

Somalia   

3-213x300.jpg

 

AHN waxaa saacado kahor magaalada London ee caasimadda dalka Britain ku geeriyoodey wasiiru dowlihii Dastuurka iyo arimaha Federaalka ee Puntland.

 

Dr. Cabdi Xasan Jimcaale oo todobaadyadii u danbeeyey aad u xanuunsanaa ayaa ku geeriyoodey Isbitaal uu ku jiray oo xaaladiisa lagula tacaalayey.

 

Warka ku saabsan geerida AHN Dr. Jimcaale oo ah mid ay dadka Puntland si aad uga nexeen ayaa kusoo dhacay warqabadka Horseed Media abbaare 12-kii duhurnimo ee wakhtiga geeska Africa.

 

Waxaana noo xaqiijey qaar kamid ah eheladiisa oo iyagu xiligaas ku sugnaa isbitaalka uu Dr-ku ku geeriyoodey.

 

Dr. Cabdi Xasan Jimcaale oo kamid ah shakhsiyaadkii wakhtiga iyo maskaxda badan geliyey Dastuurka cusub ee ay Puntland yeelatay waxaa la filayaa in aas qaran gudaha Puntland loogu sameeyo.

 

Taariikh nololeedka AHN Dr. Cabdi Xasan Jimcaale iyo waxa ay mas’uuliyiinta ugu sareeya dowladda Puntland ka yiraahdeen Horseed Media dib ayey idiinka soo gudbin doontaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Allah ha u naxariisto cabdi xassan jimcaale.

 

 

 

But also let's hope his visions of clan federalism also died with him iyadana allah ha u naxaristo

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xaaji Xunjuf;827442 wrote:
Allah ha u naxariisto cabdi xassan jimcaale.

 

 

 

But also let's hope his visions of clan federalism also died with him iyadana allah ha u naxaristo

what is wrong with this creature:confused::mad:

Share this post


Link to post
Share on other sites

AHN waxaa goor hore oo maanta ah magaalada London ee caasimadda dalka Britain ku geeriyoodey wasiiru dowlihii Dastuurka iyo arimaha Federaalka ee Puntland.

 

Dr. Cabdi Xasan Jimcaale oo todobaadyadii u danbeeyey aad u xanuunsanaa ayaa ku geeriyoodey Isbitaal uu ku jiray oo xaaladiisa lagula tacaalayey.

 

Warka ku saabsan geerida AHN Dr. Jimcaale oo ah mid ay dadka Puntland si aad uga nexeen ayaa kusoo dhacay warqabadka Horseed Media abbaare 12-kii duhurnimo ee wakhtiga geeska Africa.

 

Waxaana noo xaqiijey qaar kamid ah eheladiisa oo iyagu xiligaas ku sugnaa isbitaalka uu Dr-ku ku geeriyoodey.

 

Dr. Cabdi Xasan Jimcaale oo kamid ah shakhsiyaadkii wakhtiga iyo maskaxda badan geliyey Dastuurka cusub ee ay Puntland yeelatay waxaa la filayaa in aas qaran gudaha Puntland loogu sameeyo.

 

Taariikh nololeedka AHN Dr. Cabdi Xasan Jimcaale iyo waxa ay mas’uuliyiinta ugu sareeya dowladda Puntland ka yiraahdeen Horseed Media dib ayey idiinka soo gudbin doontaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Samafal   

Inaalilaahi wa inaa ilaahi raajicuun. Allah u naxariisto Dr Jimcaale. He was a great man with great personality. His book "Ma daganayaasha geeska Africka" was the best Somali book I ever read. Ilaahay Janadii ha ka waraabiyo, ehelkiisana iyo dhamaan dadka Somaliyeedna Allah ha ka samir siiyo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Samafal;827471 wrote:
Inaalilaahi wa inaa ilaahi raajicuun. Allah u naxariisto Dr Jimcaale. He was a great man with great personality. His book
"Ma daganayaasha geeska Africka"
was the best Somali book I ever read. Ilaahay Janadii ha ka waraabiyo, ehelkiisana iyo dhamaan dadka Somaliyeedna Allah ha ka samir siiyo.

Mine too.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

AUN...totally devastating news, one of puntland's true visionaries has left. This year has been a devastating year for the state and our people. His memory will forever remembered in the state. A Man of Progress has just exited and lets hope that vision of progress is stepped up to another notch for the memory of our beloved constitution minister

Share this post


Link to post
Share on other sites

Samafal;827471 wrote:
Inaalilaahi wa inaa ilaahi raajicuun. Allah u naxariisto Dr Jimcaale. He was a great man with great personality. His book "Ma daganayaasha geeska Africka" was the best Somali book I ever read. Ilaahay Janadii ha ka waraabiyo, ehelkiisana iyo dhamaan dadka Somaliyeedna Allah ha ka samir siiyo.

"Ma daganayaasha geeska Africka" I have read that book and its one of the best historic reference books.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this