Sign in to follow this  
kingofkings

Islaan Bashiir iyo Mayor of Mudug Mr Tigey visit Balibusle

Recommended Posts

Magaalada Bali Busle ee Gobolka Mudug waxaa shalay gaaray Wafti balaaran oo uu hogaaminayo Islaan Bashiir Islaan Cabdile iyo Gudoomiyaha Gobolka Mudug Maxamed Jamac Yusuf Tigey, waxaana waftiga kamid ahaa Ganacsato iyo qurba joog.

 

Waftigaan ayaa markey yimaadeen Balibusle waxaa soo dhaweeyey Masuuliyiinta deegaanka iyo shacabka magaalada, Tan iyo markay kasoo ambabaxeen Magaalada Gaalkacyo waxay waftigu cagta soo mariyeen tuulooyinka u dhexeeya Balibule iyo Gaalkacyo oo ay kamid ahaayeen Godod, Gacma-fale,Tuulo Guuco iyo Ceelbardaale .

 

Waftiga Gobolka Mudug waxaa weheliyey Qurba joog ka timid Dalalka Imaaraadka Carabta iyo Maraykanka oo kala ahaa Siciid Cartan , C/risaaq Nuur Cirfe , Maxamuud C/raxmaan Xaaji Jaamac (Tarabi), Faarax Cali Maad iyo C/risaaq Maxamed Guure.

 

Ujeeda safarkaan ayaa ahayd iney waftigu dhagax dhigaan Dugsi Sare e laga dhisayo Magaalada Balibusle, dugsigaan ayaa la qorshaynayaa inay ka faaiideystaan dhamaan dadka degan deegaanada ku teedsan Bali Busle, kuwasoo awakl Caruurtooda u diri jirey meelo aad uga fogfog.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Atirisho   

Mashallah. dhulkaan waa dhulki barakeysna.;);) I heard a lot about it but never seen it before today.

 

I know understand why they call it Bali (busle).

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this