Sign in to follow this  
Somalia

Ahlusunna Waljama'a rejects Galmudug's expansion plans

Recommended Posts

Somalia   

Maamulka Ahlusunna Waljamaca ee Gobolada dhexe ee Somalia aya waxaa uu si weyn uga biyo diiday qorshe Maamul Goboleed lagu samaynaayo Gobolada dhexe ee Somali.

 

Gudomiye ku xigeenka Golaha Fulinta Maamulka Ahlusunna Waljamacaa ee Gobolada dhexe ee Somalia Sh.Axmed Ilkacase oo Saxaafada u waramayay aya waxaa uu si weyn uga biyo diiday Maamul ay qorshihiisa Wadan Xildhibaano ka soo jeeda Gobolada dhexe ee Somalia oo iskugu jira kuwa horay Magaalada Cabudwaaq u jogay iyo kuwa Muqdisho ka yimid .

 

Sh.Axmed Ilkacase waxaa uu yiri Xilidhibaanada soo garay Gobolka Galgaduud waxaan uga digayna in ay farogalin ku sameyaan nadamki Ahlusunna Waljamaca ee ka jiray Gobolka Galgaduud.

 

 

Hadalka Sh.Axmed Ilka Case aya waxaa uu imanaya Xili Gudomiyaha Guud ee Ahlusunnada Gobolada dhexe ee Somalia Prof: Xirsi Labba Garre uu asna ka biyo diidsan yahay qorshaha Maamul logu sameynaayo Gobolada dhexe ee Somalia.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this