Sign in to follow this  
Jacpher

Clip depicts true reality of Moqdisho

Recommended Posts

Jacpher   

Si fiicanee u mataleen. Al Shabaab ummadii wey dhibeen.

 

lol@Muslim dhib dhiqle ahaa baladka buuxa. lol@bini-aadam iska yeeraaya.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Showqi   

Dadkii saaxiibada ahaa ee isku xaafada ahaa ayaan is Aamineynin oo kala baqanaya. Tuugtii iyo Budhcadiina wadankeeni waxay ka dhigteen meel ay ku baashalaan oo ay wax kasta ku sameeyaan, qof ay dilaan, mid ay dhacaan iyo mid ay u hanjabaan. Sida aynu majaajiladan ku arkeyno Fanaaniintii runtii Xamar taalay ayey dibada soo dhigeen. Marka cudurkii waa la arkay, hada waa in daawadisii la raadiyaa.

 

Saaq ha i galinin! Baxar ha i galinin miyaa? Wallee kalmado cusub oo farobadan ayaa Af Soomaaligii ku soo biiray....:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this