Sign in to follow this  
Liibaan

Wafuuda KHaatuma uu Hogaaminayo Axmed Dafle oo La Kulmay Amiirka Kuwait Sh. Sabaax Al-Sabah

Recommended Posts

Liibaan   

1335096805.jpg

 

[22 April 2012] : His Highness Amir Of Kuwait Receives Somali Dignitary

 

His Highness The Amir Sheikh Sabah Al-Ahmad Al-Jaber Al-Sabah Received At Seif Palace, Sunday, Former Deputy Premier And Interior Minister of SOMALIA Ahmad Sulaiman Abdullah.

 

The Amir Received His Guest In Presence Of Amiri Diwan Advisor Mohammad Dhaifallah Sharar.

 

 

 

 

 

Wafuuda KHaatuma State oo uu Hogaaminayo Sareeye Guuto Axmed Dafle La Kulmay Amiirka Kuwait Sh. Sabaax Al-Sabah

 

 

ku xigeenkii ra'isul wasaarahii Somalia ahaana wasiirkii arimaha gudaha sareeye guuto Axmed Saleebaan Cabdalle oo la kulmay amiirka dawlada Kuwait Shiikh Sabaax Alaxmed

 

 

Amiirka iyo mudane Axmed Saleebaan ayaa ka wada hadalay xaalada Somlia guud ahaan maanta ku jirto gaar ahaan dawlad goboleedka Khaatumo State.

 

Shiikh Sabaax Alaxmed ayaa soo dhoweey maamulka cusub ee khaatumo state isagoo balan qaaday inuu la kulmi doono golihiisa dhaqanka iyo weliba golaha fulinta.

 

Sidoo kale wuxuu amiirku balan qaday in dawlada kuwait iyo maamulka khaatumo iska kaashan doonaan arimo dhinaca isgaadhsiinta iyo duulimaadyada.

 

XOL

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

screenshot20120423at212.png

 

Amiirka Dalka Kuwait Sheikh Sabaax Axmed Alsabaax, ayaa Qasrigiisa Kusoo Dhoweeyey Sareeye Guuto Mudane Axmed Salebaan Cabdalle. Amiirka Iyo Ahamed saleebaan Ayaa Kulankoodni Ahaa Xidhiidh Saaxiibtinimo Soo Jireen Ah Ilaa Xiligii Dowladii Jamhuuriyada Dimoquraadiga Ee Soomaaliya. kulankan Ayaa Ku Dhamaaday Is Afgarad Iyo Wax u Qabad Mamulka Goboleedka KHaatumo State Of SOmalia.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

dafle-amir.gif

 

Dowladda Kuwait Iyo Maamul-Goboleedka Khaatumo State oo Hishiis Weyn Gaadhay

 

Kulan dhexmray inta badan madaxda dawladda dalka kuwait ee aynu walalaha nahay, iyo sareeyo guuto Ahmed Saleebaan Abdlla, aya guul ku soo idlaaday, waar aanu ka helayno ilo lagu kalsoon yahay ayaa horufadhi.com u xaqiijinaya , in lagu heshiiyey in dawladda dalkaasi ay mashaariic waa weyn oo dhanka horumarinta ah ka fuliso deeganada Khaatumo.

 

 

 

Mashaariicdan oo weli aan la xaqiijin cadadka lacageed ee ay ku kacayso, ayaa waa lagu heshiiyey in dawladda dalkaasi ay ka caawiso dawlada khaatumo adeegya , Waxbarashada, Caafimaadka, Biyaha iyo dhimsyaasha garoomaa iyo wadooyinka.

 

 

 

Warkan ayaa wuxuu intaas ku darayaa in sidoo kale Kuwait looo iib geyn doono xoolaha Khaatumo state, isla markaana heshiisyadu ay yihiin horudhacyo. Boqorka dalkaasi oo ay xidhiidh saaxibtinimo lee yihiin Mudane Ahmed Saleebaan, waxay kaloo isku afgarteen in ganacsato reer kuwait ah ay maalgashadaan deeganada Khaatumo State. Madaxda uu la kulmey ayaa kala ah, Amiirka dalka, Sheekh Sabaax Al Ahmed, Gudoomiyaha Barlamaanka, Axmed Al Sacduun, Ra’iisal wasaraah dalka, Sheikh Jaabiir Al Mubaarik, Ra’iisal wasaare ku xigeenka koobaad, Sh, Ahmed Al Xamuud, iyo madax kale.

 

Mashaariicdan horumarineed ee ay dawladda Kuwait ay ku fan garanayso deeganada Khaatumo ayaa noqonaya mashruuci ugu balaadhnaa e abid laga fuliyo deegaanaa Khaatumo State.

 

Horufadhi.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Dowlada Kuwait Iyo Dowlad Goboleedka KHaatumo Maxay Ku Heshiiyeen?

 

Kaafinews.com & NuGaalMedia.com



 

Kulan dhexmray inta badan madaxda dawladda dalka Kuwait ee aynu walalaha nahay, iyo Sareeyo Guuto Ahmed Saleebaan Abdlla (Dafle), aya guul ku soo idlaaday, war aanu ka helayno ilo lagu kalsoon yahay ayaa horufadhi.com u xaqiijinaya , in lagu heshiiyey in dawladda dalkaasi ay mashaariic waa weyn oo dhanka horumarinta ah ka fuliso deeganada Khaatumo.

 

Mashaariicdan oo weli aan la xaqiijin cadadka lacageed ee ay ku kacayso, ayaa waxa lagu heshiiyey in dawladda dalkaasi ay ka caawiso dawlada khaatumo adeegyada , Waxbarashada, Caafimaadka, Biyaha iyo dhimsyaasha Garoomada iyo wadooyinka.

 

Warkan ayaa wuxuu intaas ku daraya in sidoo kale Kuwait loo iib geyn doono Xoolaha Khaatumo State, isla markaana heshiisyadu ay yihiin horudhacyo. Boqorka dalkaasi oo ay xidhiidh saaxibtinimo lee yihiin Mudane Ahmed Saleebaan, waxay kaloo isku afgarteen in ganacsato reer kuwait ah ay maalgashadaan deeganada Khaatumo State. Madaxda uu la kulmey ayaa kala ah, Amiirka dalka, Sheekh Sabaax Al Ahmed, Gudoomiyaha Barlamaanka, Axmed Al Sacduun, Ra’iisal wasaraah dalka, Sheikh Jaabiir Al Mubaarik, Ra’iisal wasaare ku xigeenka koobaad, Sh, Ahmed Al Xamuud, iyo madax kale.

 

Mashaariicdan horumarineed ee ay dawladda Kuwait ay ku fan garanayso deeganada Khaatumo ayaa noqonaya mashruuci ugu balaadhnaa e abid laga fuliyo deegaanaa Khaatumo State.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

One of the cleverest Generals ever in Somalia... :D However, what was the purpose of this visit? Is he Khaatumo Foreign Delegation?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Somalia;823054 wrote:
One of the cleverest Generals ever in Somalia...
:D
However, what was the purpose of this visit? Is he Khaatumo Foreign Delegation?

Yes, Sareeye Guuto Axmed Sulieman & the chairman of Khaatumo Supreme Council (G10) Dr. Cali Ciise Abdi are Khaatumo State Delegation, at the moment they are visiting Arab world particularly GCC Gulf Countries.

 

Khatumo%25201629.JPG

Dr. Cali Esse Abdi & Ahmed Sulieman Dafle

Khatumo%25201624.JPG

Dr. Cali Esse Abdi & Ahmed Sulieman Dafle

 

KHaatumo State Celebration, Kuwait

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Somalia;823060 wrote:
Yes but what's the purpose, for funding? Or is he there in his old capacity?

As the head of Khaatumo State Delegation, He is there to raise more funds for KHaatumo State Of SOmalia from Somali Communities in the Gulf and from Arab Governments. He just wants to contribute to Khatumo movement and help his people in every way possible.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this