Sign in to follow this  
Samsung

Breaking News: New Puntland Constitution Approved, High Level Federal Ministers Reach Puntland State

Recommended Posts

Samsung   

War Deg Deg ah:- dustuurkii Puntland oo la ansixiyey.. aqlibiyat buuxdana loogu codeeyey

 

295.jpg

 

Live Garowe: Dustuurkii cusbaa ee Puntland ayaa iminka loo codeeyey, wuxuuna ku gudbey aqlabiyad badan oo Haa loogu codeeyey, Waxaa codeyn lahaa 480 Ergo waxayna ukala codeeyee…

 

472 waxay u codeeyeen HAA oo waxay ansixiyeen inuu meel maro dustuurku, 6 qof waxay u codeeyeen MAYA, halka labo qof oo ka mid ahaa ergooyinkii gobolka Sool ay ka maqnaayeen goobta, balse xiili dambe ayay yimaadeen sidaasna ku aysan Codeyn.

 

Dustuurka Cusub ee Puntland ayaa si aqlabiyad buuxda ah ay u ansixiyeen Ergooyinku, goobta lagu codeynayay waxaa goobjoog ahaa ergooyin heer caalami ah oo indhaha ku hayay sida codeyntu u dhacdey.

 

Mid kamid ah ergooyinka ka socdey Caalamka ee indheynayey in Codeyntu ay si Xaq ah u dhacdo iyo inkalæe ayaa Puntlandi.com u cadeeyey inuu aad ugu qanacsan yahay habka codeyntu u dhacdey u dhacdey.

 

Waxaa hada bilaabmay Xafladii loogu dabaal dagayey Dustuurka cusub ee Puntland yeelatay.

 

Wixii faahfaahin ah waxaa idin soo gudbinaya Wariyayaasha Puntlandi.com oo dhex jooga hoolka Xafladu ka socoto.

 

Waxaa hada hadlaya Gudoomiyaha gudiga Doorashada Maxamed Xasan Bare oo ku dhawaaqay ansixinta Dustuurka.

 

Puntlandi.com

 

Xarunta Wararka Deg dega ah

 

123@puntlandi.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Samsung   

Somali government delegation to witness referendum on Puntland constitution.

Posted by pi English on April 17th, 2012

 

Garowe(Puntlandi)—High level Somali delegates led by deputy prime minister of transitional federal government have reached Puntland to witness constitutional referendum tomorrow in Puntland’s capital , Garowe.

 

Abdiwahab Ugas Hussien , deputy prime minister and minister of finance along with TFG members were welcomed in Garowe to attend the final meeting of Puntland representatives who will approve the new constitution of Puntland on Wednesday.

 

The delegation from the Somali government received a warm welcome from Puntland Government officials .

 

TFG supports the new constitution of Puntland which paves the way for Political parties and democratic election.

 

Nearly Five hundred envoys from Puntland regions, government representatives, civil society , have their meeting at the new parliament house in Garowe .

 

The people of Puntland are waiting the final result of the voting on the new constitution of Puntland which could bring chances people to elect their own leaders.

 

Puntlandi.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

BREAKING NEWS!!..New constitution of Puntland unanimously approved.

Posted by pi English on April 18th, 2012

 

Garowe(Puntlandi)—New constitution of Puntland was unanimously approved on Wednesday by representatives from across Puntland , Puntlandi Learns.

 

Referendum conference on the constitution which has been continuing at Puntland’s parliament house in Garowe ended today after great majority of envoys voted for “ YES”.

 

477 out of 480 envoys vote for “ YES” to the constitution and six voted “ NO” , “This was great achievement of Puntland”, says interim committee of election.Almost all representatives from Puntland regions voted YES:-

 

• Bari : 92 Yes :1 No

• Mudug: 51 Yes: 2 No

• Nugaal: 53 Yes: 0 No

• Sanag: 84 Yes : 2 No

• Sool: 83 Yes

• Puntland Gov. 99 Yes: 1 No

• Punsaa 05 Yes

• Diaspora 05 Yes

 

Celebrations and jubilations followed immediately after referendum committee announced the result.

 

Mohamed Hassan Barre , Head of election committee says this achievement comes after hard work and commitment by Puntland people.

 

From today onwards, Puntland has new functioning constitution which allows multi political parties and democratic elections.

 

Puntlandi.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dr_Osman;820147 wrote:
BREAKING NEWS!!..New constitution of Puntland unanimously approved.

Posted by pi English on April 18th, 2012

 

Garowe(Puntlandi)—New constitution of Puntland was unanimously approved on Wednesday by representatives from across Puntland , Puntlandi Learns.

 

Referendum conference on the constitution which has been continuing at Puntland’s parliament house in Garowe ended today after great majority of envoys voted for “ YES”.

 

477 out of 480 envoys vote for “ YES” to the constitution and six voted “ NO” , “This was great achievement of Puntland”, says interim committee of election.Almost all representatives from Puntland regions voted YES:-

 

• Bari : 92 Yes :1 No

• Mudug: 51 Yes: 2 No

• Nugaal: 53 Yes: 0 No

• Sanag: 84 Yes : 2 No

• Sool: 83 Yes

• Puntland Gov. 99 Yes: 1 No

• Punsaa 05 Yes

• Diaspora 05 Yes

 

Celebrations and jubilations followed immediately after referendum committee announced the result.

 

Mohamed Hassan Barre , Head of election committee says this achievement comes after hard work and commitment by Puntland people.

 

From today onwards, Puntland has new functioning constitution which allows multi political parties and democratic elections.

 

Puntlandi.com

Landslide ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xarunta hoolka Barlamaanka Puntland ee Magaalada Garowe ayaa maanta waxaa lagu ansixiiyayDastuurka Cusub ee puntland kaas oo ay hab gacan taaga oo haa iyo maya ku ansixiyay 472 oo ka mida ahaa ergadii shirku uga socday Garowe mudada afarta maalmood halka ay diideen 6 kamida ergada waxaana maanta goob joogka ahaa 478 iyadoo ay maqnayeen labo xubnood.

 

Waxaana maanta ka soo qayb galayXiritaankii shirkaan calamiga aha ee lagu ansixinayey Masuuliyinta ugusaraysa Puntland oo uu ka mid aha Madaxwaynaha Puntland Raysal was are ku xigeenka DKMG ahna wasirka Ganacsiga iyo warshada C/wahaab ugas Xasan Ambasadooro ka socday midowga yurub oo aybtood ay u fadhiyaan Somaliya dalka Kenya wakilo ka socday Qaramda Midoway Ha’yado Calami ah iyo Markti sharaf kale oo lagu casumay.

 

Gudoomiyaha Gudiga Doorashooyinka kumeel gaarka ah Maxamed Xasan Bare ayaa codayntii ka dib ku dhawaaqay natiijada Ansixinta Dastuurka iyadoo gobol gobol ay u ansixinayeen hab HAA iyo Maya .

 

Madaxwaynaha Puntland C/raxmaan Maxamed Maxamud Faroole oo isna ka hadlay ayaa sheegay in Puntland maanta ka guurtay habkii qabaa’ilka una guurta asxaabta badan markii ugu horasyay ergadii ansixisayna uga mahad celiyay .

 

Raysal Wasare ku xigeenka DKM Somaliya ahana Wasirka ganacsi Warshadaha C/wahaab ugaas Xasan oo ka mid ahaa Masuliyintaii lagu casumay ansixinta Dastuurka Puntland ayaa ku tilmamay guul u soo hoyatay Puntland isla markaasna tilmamay in ay hayaan Dhabihii Dumqrayimta .

 

Sidoo kale waxaa goobta ka hadlay Saraakiil ka socday Midwoga yurub ambasadora Ha’yado Caamya Isimo oo dhamaantoodba qiray in Puntland ayka baxday habkii qabaa’ilka oo uu socday geedi socdkii Dimuqradiyanta ,

 

Dastuurkan Cusub ee maanta la ansixiyay ayaa waxaa wali u harsan Dhowr mar xaladood oo uu sii marayo midka koowaad oo ah Maxkamada Sare oo aqbasha Barlamaanka puntland oo isna laga doonayo in uu ansixiyo .

Share this post


Link to post
Share on other sites

Burn Notice;820167 wrote:
Has Farole's presidency been extended for an additional year to Jan 2014?

 

Anyone ? Anyone ?

Yes Imaam Faroole has one more year to stay in power.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this