Sign in to follow this  
Somalia

Somali Armed Forces Celebration Thread

Recommended Posts

Somalia   

Talisyada ciidamada qalabka sida ayaa hambalyo ku aadan 12 ka April oo ah markii la aas’aasay ciidamadaasi u diray ciidamada XDS oo maanta u dabaaldegaya sanadguuraaasi.

 

Taliyaha ciidamada Asluubta Somaaliyeed S/guuto Cabdi Maxamed Ismaciil ayaa hambalyo iyo bogaadin ku aadan xuska munaasabaddaasi u diray ciidamada XDS isagoo rajeeyay in sanadka kan xiga ay ku gaaraan horunar iyo baraare wuxuuna rajo wanaagsan ka muujiyay howlgallada ay dalka kaga saarayaan malleeshiyaadka Alqaacidda.

 

Sidoo kale taliyaha ciidamada Asluubta Soomaaliyeed Shariif Sheequnaa Maye saaa isagoo ku hadlaya magaca ciidamada booliiska iyo kiisaba hambalyo diirran u diray ciidamaa XDS munaasbadda 52 guurada ka soo wareegtay ciidamadaasi oo u daabaaldegaya xuska maalinta 12 Apriil.

 

Taliyaha ayaa intaa ku daray in ciidamada Booliisku ay hiil iyo hooba la garab taagabyihiin ciidamada XDS isagoo ku dhiirigeliyay in ay sii wadaan howlgallada ka dhanka ah Shabaab.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Taliska ciidamada XDSa ayaa ugu hambalyeeyay ciidamada XDS oo maanta u dabaaldegaya sanadguuradii 52 aad ee ka soo waeegtay aas’aaskii ciidamadaasi.

 

Gen. C/kariin Yuusuf Aadan ‘Dhegabaan’ Abaanduuluha ciidamada XDS oo la hadlayay Radio Muqdisho ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray Dableeyda, Alifleeyda, Saraakiisha ciidamada XDS iyo xaasaskoodab isagoo u rajeeyay in sanadka xiga ay ku gaaraan baraare iyo horumar.

 

Sidoo kale Gen. Dhagabadan waxa uu xusay marxaladihii kala duwanaa ee uu soo maray ciidanka XDS isagoo soo hadalqaaay saraakiishii ciidamada XDS kuwaas oo uu ugu horreeyay Gen. Daa’uud C/lle Xirsi aas’aasihii ciidamada XDS, Gen Maxamed Siyaad Barre, iyo saraakiil kale oo ka tirsanaa ciidamada XDS.

 

‘Dhegabadan’ wuxuu ku aamaanay ciidamada XDS howlgallada ay dalka kaga xoreeynayaan malleeshiyaadka Alqaacidda, wuxuuna rajeeyay in dhawaan dalka oo dhan ay ciidamadu ka sifeeyndoonaan malleeshiyadka Alqaacidda ee dhibaatada ku haya shacabka Soomaaliyeed.

 

Maanta oo kale 12 Apriil oo ay ka soo wareegtay 52 ayaa la aas’aasay ciidamada XDS waxaana la wada xusuustaa dowrkii taariikhiga ahaa ee ciidamada XDS ka soo qaateen difaaca dalkeenna hooyo iyagoo haatanna ku hpwlan sidii ay dalka ugu xoreyn lahaayeen Alqaacidda.

 

Taliska ciidamada XDSa ayaa ugu hambalyeeyay ciidamada XDS oo maanta u dabaaldegaya sanadguuradii 52 aad ee ka soo waeegtay aas’aaskii ciidamadaasi.

 

Gen. C/kariin Yuusuf Aadan ‘Dhegabaan’ Abaanduuluha ciidamada XDS oo la hadlayay Radio Muqdisho ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray Dableeyda, Alifleeyda, Saraakiisha ciidamada XDS iyo xaasaskoodab isagoo u rajeeyay in sanadka xiga ay ku gaaraan baraare iyo horumar.

 

Sidoo kale Gen. Dhagabadan waxa uu xusay marxaladihii kala duwanaa ee uu soo maray ciidanka XDS isagoo soo hadalqaaay saraakiishii ciidamada XDS kuwaas oo uu ugu horreeyay Gen. Daa’uud C/lle Xirsi aas’aasihii ciidamada XDS, Gen Maxamed Siyaad Barre, iyo saraakiil kale oo ka tirsanaa ciidamada XDS.

 

‘Dhegabadan’ wuxuu ku aamaanay ciidamada XDS howlgallada ay dalka kaga xoreeynayaan malleeshiyaadka Alqaacidda, wuxuuna rajeeyay in dhawaan dalka oo dhan ay ciidamadu ka sifeeyndoonaan malleeshiyadka Alqaacidda ee dhibaatada ku haya shacabka Soomaaliyeed.

 

Maanta oo kale 12 Apriil oo ay ka soo wareegtay 52 ayaa la aas’aasay ciidamada XDS waxaana la wada xusuustaa dowrkii taariikhiga ahaa ee ciidamada XDS ka soo qaateen difaaca dalkeenna hooyo iyagoo haatanna ku hpwlan sidii ay dalka ugu xoreyn lahaayeen Alqaacidda.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

maxamed%20cali%20samatar.jpg

 

Samatar_Sharif_DC.jpg

 

 

Nairobi, Kenay (HOL) - Somalia’s former Defense Minsiter Gen. Mohamed Ali samatar urged military personnel to restore the dignity of the country’s military. Mohamed Ali Samatar was one of the ruling Generals in the ousted military government of Mohamed Siad Barre before it was overthrown in 1991.

 

“Somalia’s military forces were well disciplined and well trained than any other military in Africa” said Mohamed Ali Samatar calling the army to restore its dignity.

 

In an Interview he gave to radio Mogadishu for the commemoration of the national army day on 12 April, the former vice president said Somalia had one united national army that was recruited from different parts of Somalia. "The army was recruited from different areas in the country but they were trained in the country, yet they were well trained and we had a powerful army” he said.

 

The retired Military general was a key figure in Somali politics throughout the 1970s and 1980s, he now faces trial in the US for committing crimes against humanity in northern Somalia while he was an army general and Prime Minister in the military regime of Siad Barre.

 

He pleaded guilty in a civil court in the United States though he rejected wrongdoing. Gen. Samatar said he never approved any slayings.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

GLgdd.jpg

 

Dabaal dag ballaaran oo lagu maamuusayo sannad guurradii 52-aad ee aas aaska ciidammada Xoogga dalkeenna Soomaaliya ayaa saakay ka socota Ex Dakeddii horre ee Duqda ee magaalada Muqdisho, iyadoo uu ka soo qeyb gallay madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya iyo masuuliyiin kale oo dowladda ka tirsan.

 

Dabaal dagga sannad guurrada 52-aad ee aas aas ciidammada Xoogga dalka Soomaaliyeed ee haatan ka socda agagaarka Xeebta Liido gaar ahaan halka loo yaqaanno Dakedda duqda ee degmada C/casiis ee gobolka Banaadir, waxaana halkaasi ka socda Fantasyo aad u qurux badan iyo Qoob ka cayaar ay soo bandhiggayaan cutubyo ka tirsan ciidammada Xoogga dalkeenna Soomaaliya.

 

Ciidammada Xoogga oo si qurux badan u labisan, isla markaana qaarkood ay wataan dabaabaadka dagaalka, ayaa waxa ay socod dheer ku marayaan Xeebta qurux badan ee Liido, iyagoo muujianaya qiimaha iyo sharafta ay ummadda Soomaaliyeed ku leeyihiin ciidammada Xoogga.

 

Dhinaca kale dagaal dagga ayaa waxaa ka soo qeyb gallay madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ahna taliyaha guud ee ciidammada Qalabka Sida mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed, Ra’iisul wasaare ku xiggeen ahna wasiirka Gaashaandhigga, Taliyaha ciidammada Xoogga dalka, Abaan duullaha ciidammada Xoogga, masuuliyiin kale iyo saraakiil ciidan.

 

Sidoo kale ammaanka guud ee caasimadda ayaa maanta waxaa si wadajir u sugaya ciidammada Qalabka Sida ee Soomaaliya, waxaa waddooyin galla halka ay munaasibadda ka socota ku sugan ciidammada sida gaar ah u Tababarran ee Alpha Group.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Jacaylbaro, the Somali Army has more equipment now than your enclave has had in your 21 years of existence.

 

Ain't that a biatch?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

How about I include these guys with French FAMAS Assault Rifles as a taster before the show begins? Compared to your Cambodian rifles they seem to be the better option..

 

Wvqw2.jpg

FAMAS_dsc06877.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Ammaanka caasimadda Muqdisho ayaa saakay si weyn loo xoojiyay, waxaana xeran waddooyinka magaalada, halkaasi oo ay ku sugan ciidammada sida gaarka ah u Tababarran ee Alpha Group, xilli ay magaalada ka socota dabaal dagga sannad guurrada 52-aad ee ciidammada Xoogga dalka Soomaaliyeed.

 

Ciidammada Alpha Group ayaa saakay la wareegay ammaanka guud ee caaasimadda dalka ee Muqdisho, iyagoo xeray dhammaan waddooyinka magaalada, isla markaana la soconaya dhaq dhaqaaqa guud ee dadka iyo gadiidka, si jawi deggan loogu dabaal daggo sannad guurrada 52-aad ee aas aaska ciidammada Xoogga dalkeenna Soomaaliya.

 

Sidoo kale ciidammada Alpha Group ayaa saakay markii ugu horreysan farriisimo ka sameyntay dulleedyada magaalada Muqdisho, halkaasi oo ay ka illaalin doonaan ammaanka magaalada Muqdisho oo maanta marti gallineysa dagaal dagga sannad guurrada 52-aad ee ciidammada Xoogga dalka Soomaaliya.

 

Waxaan deggan guud ahaan jawiga caasimadda, iyadoo aysan jirin wax dhaq dhaqaaq ka baxan ciidamamda oo waddooyin magaalada oo idil ku sugan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

Lets go into the Puntland Defence Force. Or known locally as the PDF or Darawish. These guys defend us against External Forces, so the enemy is most likely to encounter them but the enemy will have no clue that the puntland security has many sectors and divisions.

 

ciidan6-300x203.jpg

Cadimada_Puntland.2.jpg

Picture305.jpg

ciidamada%252520Puntland1.jpg

6423866601_88bc239ba3.jpg

40666_146794485346282_100000471944646_40

 

PDF headquarter. Base 54 training facility

zPuntland05.jpg

images?q=tbn:ANd9GcS03QjPkZwFlvmzVaPrqTB

 

PDF In Action

DSC05964.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

its time goooooooooo all out on this and just hit a huge karbash and show you guys how pathetic your military is compared to puntland after you look at ours and do a bit of maseer and envy

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

Here we go guys, this is how a real state security set up looks like

 

Lets start with the Law Enforcement. The Police Force

6423848407_6ced6e9407_z.jpg

6404946677_a4e197949f.jpg

6514974209_08e77b333b.jpg

h8_3.jpg

images?q=tbn:ANd9GcQukSBieurqehDP677JnXK

 

In action not militia but well-trained

scaled.php?server=213&filename=plandpoli

 

The police institution

images?q=tbn:ANd9GcQtV2IEJzP80QEqqSfQcv7

Askariyad-garab-taagan-Sariirta-ay-ku-le

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

This is now dedicated to the Presidential Guards of Puntland

IMG_1055.jpg

39210_146855158673548_100000471944646_40

39661_418047354579_624589579_4857536_258

 

Oh no!!!! Here comes the Puntland Intelligence Service or better known as PIS

 

wada-tashiga-shirka_12.jpg

images?q=tbn:ANd9GcQfhePHvFurEbgODTw7Fw4

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this