Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Somaliland: Wadani Grand conference opens in Hargeysa many join the new party+PICS

Recommended Posts

Shirwaynihii Wadani Oo Hargeysa Ka Socda, Taliye Jidhif Iyo Ku Dhawaad 30 Mudanayaasha Baarlamaanka Ah Oo Ku Biiray

 

Hargeysa (Ramaas) Apr 8,2012 -Shirwaynihii urur siyaasadeedka Wadani ayaa waxa uu ilaa hadda ka socdaa Magaaladda Hargeysa, waxaana khudbad xaasaasiya ka jeediyay guddoomiyaha ururka Wadani Md Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) iyo masuuliyiin kale.

Guddoomiyaha Wadani ayaa halkaasi ka sheegay in ururka Wadani ay ku soo biireen 25 xildhibaanada golaha Guurtida, 4 golaha wakiilada ah, kuwaasi oo uu sheegay inay isu soo diiwaangaliyey xubinnimada ururka Wadani

 

Xildhibaanadii Golayaasha Guurida iyo Wakiilada oo ku soo Biiray ururka Wadani ayaa waxay kala yihiin:

Xildhibaanada Guurtida

Maxamed Maxamuud Diiriye

Maxamuud Xareed Rooble

Xuseen Madar Xoosh

Daahir Cali Jaamac

Sh.Maxamed Xirsi

Jirde Siciid

Jamaac Faarax maxa

Maxamuud quule Qaasaali

Cumar Nuur xasan

Axmed Muuse Obsiiye

Axmed Maxamed cabdi

Axmed Daahir jird

C/raashiid Sh.C/laahi sheikh

C/xakiin cumar

Siciid C/laahi yasir

Xildhibaanada Golaha Wakiilada

Ibraahin Maxamed Xuseen

Axmed maxamed Nuur

C/raxmaan Muuse Jaamac

Cali Sh.Ibraahin Aareeye.

Ka sakow xildhibaanada ku soo biiray Wadani waxa isaguna magaciisa halkaasi laga sheegay Taliyihii hore ee ciidamada qaranka Somaliland Md Jidhif

Share this post


Link to post
Share on other sites
AsadSL   

They All Came all the way from Ceerigaabo Burco Elafweyn Oodweyne and Hargisea itself well done wadani.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mario B   

These clan parties need to spread their wings, so when will they be opening an office in the beatiful Marka Carde or Ras Kamboni? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mario B   

Xaaji Xunjuf;816389 wrote:
Wadani party is doing great its going to be the next big thing.

Yeah, but why limit yourself to a half a dozen Tuulos when you have 2000km land to cover?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mario B   

Xaaji Xunjuf;816399 wrote:
^^ It sure keeps you a wake a non existent country:D

Yeah, especially when innocent people die because of your clan hubris.

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Sage   

Wadani is proving that it'll be a force to be reckoned with in the upcoming elections. Wonder how the established parties will react to their popularity.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this