Sign in to follow this  
Somalia

Faroole: Al-Shabaab moving into Somaliland mountains

Recommended Posts

Somalia   

The leader of Al-Shabaab is from Somaliland, when he lost in the south he wants to start with Puntland using the mountainous terrains between Puntland and Somaliland, why doesn't he start his "religious" crusade at home?

 

It's a good question.

 

Listen to the audio.

 

http://horseedmedia.net/2012/04/08/faroole-al-shabaab-buuraha-golis-way-sahan-sadeen-una-soo-guure-dhegeyso/

Share this post


Link to post
Share on other sites
AsadSL   

Daalo mountains in Sanaag is my sub clan territory and we loyal to qaranka Somaliland and not confused they will jab big time if they try.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Madaxweynaha Puntland ayaa sheegay in Al-shabaab kadib markii laga soo saaray in badan oo kamid ah gobolada koonfureed oo ay horay ugu xooganaayeen ay usoo kicitimeen dhinaca deegaanada Puntland.

 

Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud Faroole ayaa tilmaamay laga soo bilaabo bishii August ee sanadkii hore xiligaas oo ay Shabaabku baneeyeen inta badan oo kamid ah fariismihii ay magaalada Muqdisho kaga sugnaayeen ay bilaabeen inay dhinaca Puntland usoo guuraan.

 

“Hadii lagugu soo guuray oo aan wanaag laguula soo guurin hadde marka inaad wax qabato sow lagaama rabo, ilaa bishii August markii Al-shabaab uu xamar ka baxay Puntland geedi baa kusoo socdey” Faroole ayaa yiri.

 

Wuxuuna isaga oo hadalkiisa sii wata sheegay in Al-shabaab markii uu soo food saaray cadaadis badan oo kaga yimid dhinaca ciidamada dowladda iyo ciidamada dalalka deriska ah ee kaabaya ay ku tashadeen sidii ay u tegi lahaayeen goobo kale.

 

Deegaanada buuralyeda ah ee Golis ayuu madaxweynaha Puntland tilmaamay inay Shabaabku u arkeen goob istaraatiiji ah sidaas darteedna ay ugu soo guureen isagoo taas ka hadlayana waxaa hadaladiisii kamid ahaa.

 

“Al-shabaab buuraha Golis way sahan sadeen, sahan bay keeneen, umana dayrin, kuna soo guure. Cidda lagu soo guuraa marka howli u taallaa”

 

Madaxweynaha Puntland oo warkan sheegay mar uu ka qayb qaadanayey barnaamij ay su’aalo ku waydiinayeen ardayda wax ka barta Jaamacadda PSU ee magaalada Garoowe ayaa ugu danbeyntii tilmaamay in sidii arintaas looga hortegi lahaa uu xil ka saaran yahay dadka deegaankaas kasoo jeeda, dowladda iyo guud ahaan bulshada Puntland.

 

Ma ahan markii ugu horeysey ee uu madaxweynaha Puntland arintan ka dhawaajiyo, haseyeeshee waxaa jiray dhowr mar oo hore kuwaasoo uu sheegay inay jiraan in badan oo kamid ah dagaalyahanada ururka Al-shabaab oo usoo jiheystey dhinaca deegaanada Puntland.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xaaji Xunjuf;816202 wrote:
Shabaaab will fight a guerrilla war now they just changed their strategy.

mr. terrorist sympathizer, do tell us their exact next plan sense these individuals not only hail from your clan enclave but also closely work with your enclave:confused:

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this