Sign in to follow this  
Mukulaalow

Jokes about Reer Mudug.

Recommended Posts

Nin oday ah oo reer mudug ah oo la yiraahdo Dhoore Xirsi Dhoore ayaa xamar yimid. Bas ayuu ceelgaab ka soo raacay .odaygii waxuu fariistay labada kursi ee isku dhagan midka meesha la maro soo xiga. Kursiga ka shisheeyana waa banaan yahay.

Gabar dhalin yaro ah ayaa baskii oo ay kuraastii kale buuxsameen soo fuushay. Odaygii oo meeshaan iska fadhiya bay waxay ku tiri:

"Duqa jug dheh"

odaygii inta kor u fiirshay buu afka ka yiri: "JUG"

gabadhii oo xoogaa qosol ceshaneysaa baa waxay tiri: "Ar waxaan dhoorahaan maxaa waaye"

odaygii wuxuu u qaatay inay garatay markaasuu yiri :

"allow wax na yaqaan ha noo waayin... adeer tumaad aheyd............."

;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Meel ka tirsan baadiyaha Mudug ayaa nin wuxuu u yimid nin uu yaqaano oo hilib macaan cunaya, ninkaan hilibkii baa hunguri ka galay, markaas buu wuxuu is yiri ninkaan sheeko xiiso leh u qabo si uu kuu yiraahdo war hebel soo fariiso. Markaas buu yiri:

 

War hebelow naagtaadii waa dhashay

markaas buu ugu jawabey asagoo aan fiirin oo hilibkiisii cunaya...inay calool buurneyd waa ogaa...

markaas buu yiri 2 wiil oo mataano ah ayey dhashey

su ye...si waa u calool Weyneyd.

Markaas buu yiri wiilashii mid baa dhintey.....

suu ye tiisii baa gashey.

Markaas buu yiri kii kalena raac....

Suuye wuxuu u joogo waa khalad....

markaas buu yiri haweyneydiina raacdey....

suu ye mindhaa mida kale inaan soo wadey ogeyd.....

Ninkii asagoo yaaban oo aan hilibkiina waxba laga siinin buu meeshii isaga kacay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Mukulaalow;812346 wrote:
lol. I guess you must be reer mudug.

what gave me away. was it the famous yaa! or it's deadly combination yaa, maxaa tiri ku so celey.:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Mukulaalow;812351 wrote:
I like reer Mudug, there is some degree of innocence in them. but they can be bloody stubborn.

what somali dialect do you speak:confused: is it af may may:confused:

Share this post


Link to post
Share on other sites

Mukulaalow;812335 wrote:
Nin oday ah oo reer mudug ah oo la yiraahdo
Dhoore Xirsi Dhoore
ayaa xamar yimid. Bas ayuu ceelgaab ka soo raacay .odaygii waxuu fariistay labada kursi ee isku dhagan midka meesha la maro soo xiga. Kursiga ka shisheeyana waa banaan yahay.

Gabar dhalin yaro ah ayaa baskii oo ay kuraastii kale buuxsameen soo fuushay. Odaygii oo meeshaan iska fadhiya bay waxay ku tiri:

"Duqa jug dheh"

odaygii inta kor u fiirshay buu afka ka yiri: "JUG"

gabadhii oo xoogaa qosol ceshaneysaa baa waxay tiri: "Ar waxaan dhoorahaan maxaa waaye"

odaygii wuxuu u qaatay inay garatay markaasuu yiri :

"allow wax na yaqaan ha noo waayin... adeer tumaad aheyd............."

;)

Toban sano kahor. Makulaaloow, toban sano lasoo daahday sheekadaan. 058.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

Gaalkacyo aa hada kahor laba nin oo meel wada joogto waxee maqleen adinka salaada. Asxaab iska taaraku salaat ah oon waligood tukan adina maqlin.

 

Adinkii markuu maraayo "xaya cala salaat, xaya calal falaax" aa mid ka mid ah labadoodii intuu soo booday uu kii kale ku yiri

 

"walaale cali salaad waanu garanayaa waa nin reer Puntland ehee cali falaax na kumuu ahaa"

 

Kii kale aa intuu soo booday yiri

 

"malaha waa H-block ayagaa cali falaax iyo magacyadda nuucaas ah la baxee".

 

:D :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this