Sign in to follow this  
General Duke

Galkacyu: President Sharif TFG leaders fly out of Abdullahi Yusuf airport

Recommended Posts

Madaxwene Shariif iyo Wafdi uu Hogaaminayo oo Ka dhoofay Magaalada Gaalkacyo [sawiro]

Published on March 27th, 2012

Next

Prev

Madaxweynaha Dowlada KMG Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayey ayaa maanta ka dhoofay Garoonka Col Cabdulahi Yuusuf ee magaalada Gaalkacyo

 

Shariif ayaa Safarkiisa waxaa ku wehliya Gudoomiyaha barlamaanka Somaliya iyo xubno ka tirsan Golaha Wasiirada Dowlada KMG Soomaaliya Isagoona ku wajahan magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaliya.

 

Madaxweyne Shariif ayaa inta uusan gaarin magaalada Muqdisho waxaa uu ka dagi doonaa magaalada Cadaado oo ah xarunta maamulka Ximin iyo xeeb ee gobolka Galgaduud, halkaas oo uu kula kulmi doono masuuliyiin ka tirsan maamulkaas.

 

Wafdiga madaxweynaha oo mudo sadax maalin ah ku sugnaa magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa kulamo kala duwan la qaatay qaybaha bulshada gobolka Mudug iyo isimada gobolka Mudug.

 

Sidoo kale Wafdigan ayaa qayb ka ahaa shirkii wadatashagiga saxiixayaasha somaliyeed ee Barnaamijka dhameystirka xiliga kala guurka ah oo 26 March,2012 lagu qabtey magaalada Galkacayo.

 

 

Axmed Maxamed Cali* [Caan0-Geel]

 

Horseed Media

 

Gaalkacyo

 

*

Share this post


Link to post
Share on other sites

Che -Guevara;810550 wrote:
I am guessing is the keyword here Abdullahi Yusuf airport:D

May be not, and may be it is for now but soon that will be the norm, carabka ayaa iskala qabsanaya mardhow.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this