Sign in to follow this  
Maaddeey

Baydhabo: Xabashis shot to death a veiled woman

Recommended Posts

Maaddeey   

Waa Islaamaah: Gabar Muxajabad ah oo Baydhabo lagu toogtay.

 

Monday, 26 March 2012 10:34

Editor

Hits: 104

 

E-mail

Print

PDF

 

amiirnuur.comCiidamada Itoobiya ee ku sugan magaalada Baydhabo ayaa maanta fal dil ah ugeystay gabar muslimad ah oo ku sugneed gudaha magaaladaasi.

Wararka nagasoo gaaraya Baydhabo ayaa xaqiijinaya in maleeshiyaadka Murtadiinta ay wadada ku istaajiyeen gabar muxajabad ah waxayna ku amreen in ay furto niqaab ay wadadatay si ay wajigeeda u arkaan markii ay ka dhega adeygtay waxaa sheedda kasoo toogtay Askari Itoobiyaan ah.

 

Gabadha Muslimadda ah ayaa halkaasi ku shahaada qaadatay, markii falkaaxi naxdinta leh uu dhacay ayaa qarax xoogan suuqa sarifka Baydhabo lagula eegtay maleeshiyaad Murtadiinta katirsan waxaana jira dhimasho iyo dhaawac cadawga soo gaaray.

 

Cadawga Itoobiya ayaa magaalada Baydhabo qabsaday 22,2,2012 waxayna magaalada ka gaysteen gabood fallo waloow inta badan shacabka Baydhabo ay isaga carareen magaalada.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this