Sign in to follow this  
General Duke

Abdullahi Yusuf receives a national hero's burial Galkacyu airport named in his honor: PICS

Recommended Posts

Last Updated: Mar 26, 2012 - 12:56:49 AM

WARARKA

Saxiixayaashii Roadmap-ka oo ku kulmaya Galkacayo

26 Mar 26, 2012 - 12:28:47 AM

 

 

Shirkii Garowe ku dhexmarey madaxda Somalia

Waxaa la filayaa in galabta 26 March,2012 magaalada Galkacayo ee gobolka Mudug Puntland uu ka furmo kulan ay isugu imaanayaan madaxdii saxiixdey Roadmap-ka iyo Garowe Principles 1,2.

 

Kulankaan ayaa waxaa ka qayb galaya Madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiraxman Maxamad Maxamud, Ra'isal wasaaraha Somalia, Gudoomiyaha Barlamanka Somalia, Ahlu- Sunah Wal-jamaca, maamulka Galmudug iyo ergeyga Qaramada midoobey u qaabilsan arimaha Somlia Mahiga.

 

Wararka Garowe Online heleyso ayaa sheegaya in magaalada Galkacayo ay maanta 26 March, 2012 ku soo fool leeyihiin Gudoomiyaha Barlamanka Somalia Shariif Xasan iyo Mahiga iyadoo horey u joogeen madaxda Ahlu Sunah Wal-Jamaca.

 

Dhinaca kale waxaa magalada Gaalkacayo ka socda kulamo gooni gooni ah oo madaxda Puntland iyo DFKMG ah leeyihiin iyadoo sidoo kale Madaxweynaha Puntland iyo ku-xigeenkiisu kulamo la qaadanayaan qaybha kala duwan ee bulshada.

 

Kulankaan ayaa noqonaya kii labaad ee Somalia oo magaalada Galkacayo lagu qabto iyadoo horey dowlada Puntland iyo DFKMG ah kulan ku yeesheen kaasoo loogu magac darey Galkacayo agreement.

 

Garowe Online ayaa idinla socod siin doona wararka kasoo kordha kulankaas.

 

GAROWEONLINE

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this