Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Somaliland President Sends Condelences to the Family of Abdillahi Yuauf

Recommended Posts

Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa goordhowayd tacsi u diray ehelada iyo qaraabada uu ka geeriyooday Marxuum Cabdullaahi Yuusuf Axmed Madaxweynihii hore ee Somaliya

Share this post


Link to post
Share on other sites

Hargeysa (HWN) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa tacsi u diray eheladii iyo Shacabka Somalia geeridii ku timid madaxweynihii hore ee Somalia Marxuum Cabdilaahi Yuusuf Axmed.

 

Dhambaal tacsi ah oo uu madaxweynaha Somaliland ka soo saaray xafiiskiisa isla markaana nuqul ka mid ahi uu soo gaadhay xarunta hadhwanaagnews ayaa waxa uu u dhignaa sidan.

 

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) isaga oo ka tiiran-yeysan, waxa uu tacsi u dirayaa Ehelkii, Qaraabadii, Asxaabtii, iyo guud ahaan shacbiga soomaaliya ee uu ka baxay Madaxweynihii hore ee Somaliya MARXUUM CABDILAAHI YUUSUF AXMED.

 

MARXUUMKA oo ku geeriyooday imaaraadka Carabta gaar ahaan Abu-Dubai 23/03/2012.

 

Madaxwaynuhu waxa uu ILLAAHAY uga baryayaa Marxuumka inuu naxariistii Janno ka waraabiyo, Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo guud ahaan shacbiga soomaaliya ee uu ka baxayna Samir iyo Imaan ka siiyo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this