Sign in to follow this  
NASSIR

Local Gov't: Mayor of Badhan, Abdirizak Ciise, holds plenary meeting on City Planning -pics

Recommended Posts

NASSIR   

6th March 2012 · 0 Comments

 

Badhan:- Duqa Magaalada Badhan oo ah Duqii ugu wax qabadka badnaa Tan iyo Intii la Xasuusto ee Badhani Gole deegaan Yeelato ayaa la Kulmay Gudiyada Xaafadaha Magaalada Badhan, Shirkaasi Maamulka degmada iyo Xaafadu Yeesheen ayaa ahaa mid diirada lagu Saarayay sidii Bilicda Magaalada Badhan loo Wanaajin lahaa, sidoo kale Qodobka Amaanka ayaa laysla soo qaaday oo ahaa in Xaafad kastaaba ay xoojiso Amaanka deegaankeeda.

 

Xubno ka Tirsan Dowlada Hoose ee degmada Badhan ayaa Weheliyay Duqa Badhan MD C/saaq Axmed Ciise.

 

Duqa ayaa Shanta Xaafadood ee degmada Badhan Gacnata u Galiyay Form-kii Diiwaan Galinta Xaafadaha isla markaana ka Codsaday inay soo dhamaystiraan Tira koobka Guud ee Xaafadaha Degmada.

 

Xubnihii Xaafadaha Magaalada Badhan ee la Kulmay Duqa ayaa soo dhaweeyay dadaalka duqa iyo Horusocodka Dowlada Hoose ee

Share this post


Link to post
Share on other sites
NASSIR   

That's the way to go indeed - local governments functioning in every city and district in Sanaag region of Somalia.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Great news Masha Allah, A bottom up approach to development by local people and local government themselves

Share this post


Link to post
Share on other sites
NASSIR   

'Liibaan';800205 wrote:
Great news Masha Allah, A bottom up approach to development by local people and local government themselves

Well said.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this