Sign in to follow this  
Maaddeey

A British suffraggete's granddaughter on Niqab (Burqa)

Recommended Posts

BOB   

Maadeey, Abaabiina 6 sano aa late tahay see camalooti yaakhe? Lake Niavasha inuu saan kuu galaayo waa u madaaye widaayoow. Lol

 

 

Taloow Khadijah intee ku dambeesaa maanta and does she still wear her Niqab I wonder?

 

 

 

 

 

 

 

Peace, Love & Unity.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Bob, eebow waxaa i soo xasuusiyey threadka Burahadeer. Dadkaan u maleeya in niqaabka ay xirtaan uun Pakistanis iyo Middle eastern. Ha arkaan bilcaan indho blue leh oo niqaaban oo si farsameysan u difaacihaaysa niqaabka.

Share this post


Link to post
Share on other sites
BOB   

Been ma aha taas brother, wax badan aa naga qaldan hadaa maryooleey nahay diintaana ugu daran waxa naga qaldan oo ah waxa dhibka aan uga bixi la' nahay.

 

 

 

 

 

 

Peace, Love & Unity.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this