Sign in to follow this  
kingofkings

Wasiirka Amniga Puntland oo Sheegay inaysan Waxba Soo Kordhinayn Midowga Maleyshiyaadka Galgala

Recommended Posts

Wasiirka Amniga Dowlad Goboleedka Puntland Khaliif Ciise Mudan ayaa sheegay inysan waxba ka soo kordhin doonin midoowga Al-Shabaab Al-Qaacidda iyo malleeshiyaadka uu hooggaamiyo Maxamed Saciid Atam, iyadoo uu Wasiirku wacad ku maray inay bur burin doonaan malleeshiyaadkaasi.

 

Wasiirka amniga maamulka Puntland ayaa hadalkiisa sii raaciyay in ay la socdaan dhaq dhaqaaqa malleeshiyaadka ku sugan buuraha Galgala, isla markaana aysan waxba ka soo kordhin doonin in ay Al-Qaacidda ay ku biiraan.

 

Sidoo kale wasiirka amniga Puntland ayaa tilmaamay in malleeshiyaadka Galgala ay markii horeyba ka tirsanaayeen malleeshiyaadka Al-Shabab Al-Qaacidda, waxa uu intaa raaciyay in shacabka iyo maamulka Puntland ay si wadajir ah uga soo horjeedaan kooxahaasi.

 

Dhinac kale wasiirka ayaa hoosta ka xariiqay in maamulka Puntland uu bur burin doono kooxahaasi argagixisada ah ee doonaya in ay dhibaato ka dhex abuurraan ummada nabdoon, arrintaasi aysan indhaha ka qabsan doonin oo ay ka hortagi doonaan.

 

Haddalka wasiirka amniga Puntland ayaa ku soo aadaya kadib markii afhayeenka Kooxda Buuraha Galgala uu sheegay in ay la midoobeen Xarakada Al-Shabaab iyo weliba alqaacida Al-Qaacidda.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

It is true that they announced their connection to Al-Qaeda 2 years ago, this is no news but it re-establishes the already known connection.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

If were to belief anything this "Minister" says, Galgala village was cleared from "terrorist" 10 times over the last 2 years and Atam was beaten 100 times by Farooe, Ilkajiir and Cade Muuse years ago.

 

Propaganda doesnt decide political reality.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Carafaat;795385 wrote:
If were to belief anything this "Minister" says, Galgala village was cleared from "terrorist" 10 times over the last 2 years and Atam was beaten 100 times by Farooe, Ilkajiir and Cade Muuse years ago.

 

Propaganda doesnt decide political reality.

" frameborder="0" allowfullscreen>

 

 

 

tell that to your desperate fellow enclave

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

How big is Galgala actually? And how far are they from the might Security forces. Cant be that hard to deal with it, without American Aerial bombings.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this