Sign in to follow this  
Liibaan

VIDEO:Khaatumo State Way Buuxisay Shuruudihii Maamul Goboleedka Looga Baahnaa Madaxweyne Shariif

Recommended Posts

Liibaan   

" frameborder="0" allowfullscreen>

 

 

Madaxweyne Shariif "Soo Dhoweynta Iyo Aqoonsiga Khaatumo State Of Somalia Waxaan u Arkeynay Howl Gacanta Soomaaliyeed Ku Jirta"

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Madaxda Dowlada KMG Ah oo Isku Khilaafay Aqoonsiga Maamul Goboleedka Khaatumo State of Somalia

 

MadaxWeynaha Somalia Sh. Shariif Ayaa Taageersan Soo Dhoweynta Iyo Aqoonsiga Khaatumo State.

 

R/Wasaare Abdiwali Iyo Wasiir Xuseen Ciise oo Kasoo Kale Jeeda Puntland Iyo Somaliland Ayaa Kasoo Horjeeda Aqoonsiga Khaatumo

 

 

 

Qoraal ka soo baxay xafiiska R/wasaaraha ayaa lagu sheegay in Xafiiska R/Wasaaruku kasoo horjeedo aqoonsigii dhowaan uu sheegay madaxweyne Shiikh Shariif in dowladu ay aqoonsatay jiritaanka maamulka Khaatumo State.

 

Sarkaal u hadlay xafiiska R/wasaaraha oo ay wareysatay idaacada Coda Maraykanka ayaa xaqiijiyey jiritaanka qoraalka aqoonsiga lagala noqday Khaatumo State.

 

Sarkaalkan oo lagu magacaabo Dr. Cali Nuur Xuseen oo la hadlay Idaacadda VOA-da u xaqiijiyay jiritaanka warqaddaasi,waxaana hadalkiisa uu kusoo koobay in arrimahaasi wax laga waydiiyo Wasiirka beeraha.

 

Dhowaan ayaa Madaxweyne Sheekh Shariif Sheekh Axmed waxa uu aqoonsaday Mamulka Khaatumo iyadoo aan la ogayn sida ay ku dambeyn doonto maadaama ee Madax Weynahu Iyo R/Wasaarahu isku khilaafeen Aqoonsiga Maamul Goboleedka Khaatumo State of Somalia

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

Shiekh sharif wuu ku mahadsanyahay mashallah si wacan ayuu u hadlay.

 

Waana wax laga xumaado in ninka dhan ee r/wasaaraha somaliyeed lugu sheegyo in uu danta besha puntland uu kasoo jeedo ka doorsado danta somaali guud. Daacadnimadii ayaaba iska yaraatay.

 

salaam

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this